Kan adooonsiga la jira sow ma oga?
Moderator: Moderators
Re: Kan adooonsiga la jira sow ma oga?
Dee Deg:Dhimasho Dhaawac xaalada Laascaanood
Published on May 18, 2016 · No Comments
Magaalada Laascaanood waxa maanta ka soconaya xuska 18ka May ee maalinta nadaafada iyo Fayadhawrka deeganada Khaatumo State, waxana weerar baahsan lagu qaaday shacab si nabad ah u wadey ololaha nadaafada ee degmooyinka Laascaanood, halkaasna waxa ku geeriyoodey hal wiil o dhalinyaro ah da’diisana lagu sheegay 13 jir, halka dhaawaca shacabka Khaatumo ee Laascaanoodna oo gaadhay sadex, ayadoo la arkayey maleeshiyaadka cadowga ah ee maamulka Hargaysa oo si naxariis darro ah u adeegsanaya hubka cul culus ee tiknikada ah oo ay la beegsanayaan shacabka oo si salmi ah u mudaharaadayey una diidan waxa ay ugu yeedhaan maalinta gooni isku taaga.
Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in qalalasaha ugu weyn iyo isku dhacyadu hada ka soconayaan xaagadda Koonfureed ee Laascaanood, ayadoo maleeshiyaadku ay si arxan daro ah u ridayaan hub waa weyn, shacabka ayaa aad u gadoodsan, waxana gebi ahaanba magaalada ka soconaya banaanbaxyo waa weyn oo ayadoo dadku ay ku qaylinayaan” DOoni mayno Somaliland, dooni mayno dalka Kala gooyee” Khaatumo ha noolaato iyo erayo kale”’.
Maleeshiyaadka SNM ee xooga ku jooga Laascaanood ayaa markastaba muujiya cadaawada gaamurtay ee isir nacayb ee ay u hayaan shacabka Khaatumo. Ayadoo magaalada Widhwidhna ay ka soconayso xabad iyo isku dhacyo, u dhexeeya shacabka iyo maleeshiyaadka duulaanka ah ee cadowga ah.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 652 Views
-
Last post by Fale
-
- 8 Replies
- 779 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 473 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 425 Views
-
Last post by Executive
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by Abdihaliim
-
- 4 Replies
- 518 Views
-
Last post by rich-boy
-
- 11 Replies
- 873 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 4 Replies
- 676 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 367 Views
-
Last post by *zabah
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by kaliil