haba ku daalin adigoo raaliya oonay wax dhimaal Somalilandtuna way idiin hirgali ee haka walbahaarina inay degaanada Daroodka maqnaanshihiisu wax idiin dhimo as there is something called self determination which goes bothways ee sandulaynta inaga daaya ducaqabooyin