war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MarsinQorahay »

https://www.youtube.com/watch?v=QJ-TUBlMmCk

Reer baaraha wabiga meel aan ahayn miyey dagan?

qalaafo oo ay bah geri la dagaan
godey oo ay cabdallaha iska leeyihiin

mustaxiil oo xawaadle u badanyihiin.

bay waxaay la taaganyihiin maamul ka madaxbanaan kililka shanaad ayaanu doonayna.
Image

aarhooy maka joogtidoo
MayDay777
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1939
Joined: Fri May 06, 2016 1:24 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MayDay777 »

Hadduu ninka run sheegayo. Xaq darida halaga joojiyo umaddaan kowdii :down:
MayDay777
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1939
Joined: Fri May 06, 2016 1:24 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MayDay777 »

Where do they want the Maamul?? The entire Shabelle?
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MarsinQorahay »

There would have been news about it all around and this video was made 17th april, this bantu negro who owns the channel is known for hating on ''tima jileec'' ethnic somalis.

I don't like sankadhuudhi, i want pure somalis in kililka shanaad with thin nose and tima jileec ( ethnic somalis )

This one is my favourit.
https://www.youtube.com/watch?v=jcJF4E999Fo
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MarsinQorahay »

somaliler wrote:Where do they want the Maamul?? The entire Shabelle?
Shabeelle region is godey, meeshu wabigu maro.

they want their own kilil and that won't happend, specially not a dhagax kilil.
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by Nubis »

This is sad... may Allah help us all :heart: :som: :up:
MayDay777
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1939
Joined: Fri May 06, 2016 1:24 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MayDay777 »

MarsinQorahay wrote:
somaliler wrote:Where do they want the Maamul?? The entire Shabelle?
Shabeelle region is godey, meeshu wabigu maro.

they want their own kilil and that won't happend, specially not a dhagax kilil.
Oo ma Godeey gacalo beey goosan raabaan :wtf: :mindblown: :pacspit:
MayDay777
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1939
Joined: Fri May 06, 2016 1:24 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MayDay777 »

Reer Baar need to leave the sacred land alone :ufdup:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by EEGA9 »

If skinnies are not going to farm let these folks be.
User avatar
WaaSamane
Posts: 193
Joined: Wed Oct 02, 2013 5:40 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by WaaSamane »

somaliler wrote:Hadduu ninka run sheegayo. Xaq darida halaga joojiyo umaddaan kowdii :down:

Wax xaq darro oo la dhaqmo maleh.
Laakiin waa dad cuqdad miiran ah.
Awood haday leeyihiina Bahgeri Cawdaaq iyo Cabdalle gam ayeey ka dhigi lahaayeen :lol:
MayDay777
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1939
Joined: Fri May 06, 2016 1:24 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by MayDay777 »

SamaneAxmad wrote:
somaliler wrote:Hadduu ninka run sheegayo. Xaq darida halaga joojiyo umaddaan kowdii :down:

Wax xaq darro oo la dhaqmo maleh.
Laakiin waa dad cuqdad miiran ah.
Awood haday leeyihiina Bahgeri Cawdaaq iyo Cabdalle gam ayeey ka dhigi lahaayeen :lol:
Ma Godeey beey nalaleeyihin dadkaan ilaahay baan kugu dhaarshee?? :snoop:
User avatar
WaaSamane
Posts: 193
Joined: Wed Oct 02, 2013 5:40 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by WaaSamane »

Ma Godeey beey nalaleeyihin dadkaan ilaahay baan kugu dhaarshee?? :snoop:
Ofcourse not.... They come here to do the dirty jobs.
Ogaadeen kibirkii laga ilbaxay ayaa ku jira :D
Jikada ninkii ag istaagaa waa "Qorqode" ayaa la dhihi kkkkkk
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by theyuusuf143 »

Jareer ta Afsomaligaaa Ku yar, malaha wuxu u jeedaa degmooyin gaara inay helaan oo xoogaa jileeca ka madaxa banaan . any way 70 ka qof ee la dilay dad yar maaha, dhacdo ugubna maaha oo liyuu police Ku 70 iyo ka badan ba way kusoo laayeen deegaanka. Yadoo marka horeba ay adag tahay in mediahu ogaado waxyaabaha ka dhaca gudaha kililka hadana dadkan way kasii xag jiraan oo inta badan ma jirto warbaahin arimahooda cover garaysaa. Dadka xuduudaha degan iyo liyuu police Ku markay islaayaan oo keliya ayey warbaahintu ogaataa sababo la xidhiidha madaxbaanida saxaafada iyo isgaadhsiinta ee ka jirta dhinac kale ee xuduuda. Tani waxay ina tusaysaa uun liyuu police Ku faraha ka baxeen mar hadayba xitaa jareer tii ka ammaan helayn. Waxba baba yey kuu qabane aduunka waxa ugu daran dawlad aanad naftaada uga ummaan helayn. Xitaa xabashidu weligood dad shiciba is may layn jirin.
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by EEGA9 »

^ Runti dad intaa la eg oo meel lagu laayay waxay yihiin ba ha ahaadeene mid la qarin karo ma aha.....war dadka soo gaadhay ma aha. Reer Godey baa soo sheegi lahaa, ONLFna wax umbaa kasoo yeedhi lahaa. inay siyaasad tahay iyo ka dhab wax hada muuqda ma aha bal dib baa laga eegi.
User avatar
WaaSamane
Posts: 193
Joined: Wed Oct 02, 2013 5:40 pm

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.

Post by WaaSamane »

theyuusuf143 wrote:Jareer ta Afsomaligaaa Ku yar, malaha wuxu u jeedaa degmooyin gaara inay helaan oo xoogaa jileeca ka madaxa banaan . any way 70 ka qof ee la dilay dad yar maaha, dhacdo ugubna maaha oo liyuu police Ku 70 iyo ka badan ba way kusoo laayeen deegaanka. Yadoo marka horeba ay adag tahay in mediahu ogaado waxyaabaha ka dhaca gudaha kililka hadana dadkan way kasii xag jiraan oo inta badan ma jirto warbaahin arimahooda cover garaysaa. Dadka xuduudaha degan iyo liyuu police Ku markay islaayaan oo keliya ayey warbaahintu ogaataa sababo la xidhiidha madaxbaanida saxaafada iyo isgaadhsiinta ee ka jirta dhinac kale ee xuduuda. Tani waxay ina tusaysaa uun liyuu police Ku faraha ka baxeen mar hadayba xitaa jareer tii ka ammaan helayn. Waxba baba yey kuu qabane aduunka waxa ugu daran dawlad aanad naftaada uga ummaan helayn. Xitaa xabashidu weligood dad shiciba is may layn jirin.
Wax aad war u haynin in aad ka hadasho maba aha.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”