Page 1 of 1

Mayor kuxigeenka walaalkii oo khamri lagu qabtay

Posted: Sun May 22, 2016 6:23 pm
by theyuusuf143
Kuxigeenka mayor ka magaalada Hargeisa cabdicasiis maxamed xaashi (cago-weyne) walaalkii axmed Maxamed xaashi (cagoweyne) ayaa 17kii bishan laanta Socdaalka wajaale Ku qabatay khamri . Reer cago weyne waa qoys culimo ah inta badan. 18 may gone wild Walee iyo billee. Dhowaan uunbaa ahayd markii sheekh saleebaanka berbera booyadiisa yadana khamri laga helay inkastoo denbigaas uu darawalku iskii u fuliyey oo aanu sheekh saleban lug Ku lahayn.

https://youtu.be/QvH28RRGXbw

Re: Mayor kuxigeenka walaalkii oo khamri lagu qabtay

Posted: Sun May 22, 2016 6:50 pm
by HooBariiska
he probably will not be punished. cos has connections (i.e his brother)

If i was in power he'd be doing hard labour

Re: Mayor kuxigeenka walaalkii oo khamri lagu qabtay

Posted: Sun May 22, 2016 10:45 pm
by JSL3000
May they all serve the maximum sentence.

Re: Mayor kuxigeenka walaalkii oo khamri lagu qabtay

Posted: Sun May 22, 2016 10:54 pm
by MujahidAishah
His brother is a gin/whiskey runner ceebta they are getting sent off to gebiley prison I'd rather get sent to hargeysa prison gebiley prison is a dump :scusthov: