Waaw waw waw, siyaasadii somali sikalay isu rogtay, XSM waa loo dhameeyey mowjadaha hirkaa qaaday, Abgaal iyo Majiirten wada socda oo waji cusub ah, Puntiland, Jubbaland iyo Hiirshabeele iyo Xamar oo taageersan, hadakl haan mabuuxsho, haadba haad kici Culusow tuur, nolosha cusub soo dhawee.
https://youtu.be/9UjseTVddj4
