60 year-old and seeking knowledge/Education!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
VeiledGarbasar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1731
Joined: Sun Jan 22, 2012 5:20 pm
Location: Haa iga maajin Maxaa Janaqow

60 year-old and seeking knowledge/Education!

Post by VeiledGarbasar »

:heart: :clap:
May 31 (Jowhar)— Axmadey Saney oo ah 60-jir ah ayaa ka mid noqday Ardayda sanadkan u fadhisa Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiga Sare, kaasoo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya.

Ninkan ayaa ka mid ah Arday todobaadkan u fariisatay Imtixaanka Dugsiga Sare ee degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Axmadey Saney ayaa hambalyo ka helay dadka Soomaaliyeed oo u rajjeeyay inuu guul ka soo hooyo Imtixaanka, waxaana sawiradiisa la soo geliyay baraha bulshada oo dadka siyaabo kala duwan ugu hadlayeen.

Dadka qaar ayaa muujinayay in aanay waxbarashada ku xirneyn da’, isla markaana aysan ceeb aheyn in qof da’ ah uu waxbarto.

Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sanadkii labaad qaadeysa Imtixaanaadka Dugsiga Sare, waxaana sanadkan gobolada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya u fariisatay illaa 45 kun oo arday.
Image
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: 60 year-old and seeking knowledge/Education!

Post by Strategic »

mashalah.our people have still hopes,strong technocratic society is needed.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”