Waa goorma xiliga

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Waa goorma xiliga

Post by Timiro1999 »

Horta raga Somalidu da'dee ayay joojiyaan inay dhalinyaro isku sheegan.
Waxaad arkaysaa rag waaweyn oo dhalinyaro isku sheegaya!
Nin dhawr iyo afartan ah ama dhawr iyo konton ah oo leh "nin dhalinyaro ah ayan ahay"
Maalin dhawayd waxaan arkay ugaaska guud ee hy oo leh boqor buur madaw waa nin dhalinyaro ah!!!
Maalin kale waxaan arkay Guuleed Ismaaciil Samatar oo dad shir u qabtay oo leh "nin dhalinyaro ah ayan ahay" Waar yaa illaahay yaqaana.
Guuleed Burco ayuu ka ahaa badhasaab ku xigeen intiina aan garanahaynin.
Maxay idinla tahay anigu yaabaye arintani.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Waa goorma xiliga

Post by X.Playa »

Guuleed ma nacaskii futada weynaa ee aroosyada Burco ka heesi jiray, waxaas baa lagu leeyay waa mayor ku xigeen.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Waa goorma xiliga

Post by Timiro1999 »

Eega wakaa X.playa meel aan loo jeedin isku qaadaye, waar maxaa futo iyo belo keenay odayo is yaraynayaa laga hadlayee.
Urjo ku martay
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Waa goorma xiliga

Post by X.Playa »

nin siyaasi ah oo xil loo dhiibay oo aroosyada ka heesa sidii islaan raqaasad ah ( belly dancer) halkee laga yaqaan. bal noo jawaab intaanad la soo boodin " habartayda baa la necebyay iyo quraan dhurwaagii".
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Waa goorma xiliga

Post by Timiro1999 »

X.Playa wrote:nin siyaasi ah oo xil loo dhiibay oo aroosyada ka heesa sidii islaan raqaasad ah ( belly dancer) halkee laga yaqaan. bal noo jawaab intaanad la soo boodin " habartayda baa la necebyay iyo quraan dhurwaagii".
Waar anigu raqas iyo belo wuxuu ciyaari jirey maan arage.
Adigu horta iska waran miyaad dhalinyarada ku jirtaa.
F.G Guuleed idinkaa iska kay xiga.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Waa goorma xiliga

Post by X.Playa »

hadaba wax nool ka hadal guuleed iyo dad dhintay iska daayo.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32748
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Waa goorma xiliga

Post by Khalid Ali »

maxaad guleed ula.yaabi faisal cali waraabe who lost his hair 3 decades ago he is almost 70 wa ka leh dhaliran ahay oo xisbiga.dhaliyarada tageera. guleed waba in his 50s i.met him.in burco 9 years ago he carries a 9 mm rifle i dont know about his singing career though.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Waa goorma xiliga

Post by Timiro1999 »

Khalid Ali wrote:maxaad guleed ula.yaabi faisal cali waraabe who lost his hair 3 decades ago he is almost 70 wa ka leh dhaliran ahay oo xisbiga.dhaliyarada tageera. guleed waba in his 50s i.met him.in burco 9 years ago he carries a 9 mm rifle i dont know about his singing career though.
Ma magaalada dhexdeeda ayuu rifle sidan jirey wax waalan.
Waxaaban ka baqayaa in Silaanyo maalin dhaw yidhaahdo dhalinyaro ayaan ahay.
Nimanka somalida iyo dhalinyaro nimo maxaa kala haysta.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”