Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

xagal
Posts: 79
Joined: Mon Jun 15, 2015 2:03 pm

Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by xagal »

waxa hargaysa si wayn looga dareemayaa soo dhawaynta Kornayl Axmed Mire Maxamed Nuux, oo ahaa ninkii FURTAY magaalada Burco 27 may 1989, waxa la filayaa inuu hargaysa soo gaadho barito, hadii alle yidhaa, hadaba kornayl axmed mire, waa nin wadankeena wax wayn u qabtay ay tahayna inaynu karaamayno, taalona loo dhiso, waayo waa mid ka mid ah aabayaashii "Dib u xoraynta somaliland aniguna shakhsiyan waxaaban ku naanaysaa أحمد الفاتح Radiyalahu canhu, wa radiya rasulul kaariim,,,,, hadaba waakan mujaahidka oo ka hadlaya siday burco ku galeen
https://www.youtube.com/watch?v=t7-5ZB5BvCk
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by Khalid Ali »

Ku so dhowoow Mujaahid wadankaagi Axmed Mire Mujahiid halyey he should try and stay and live in Somaliland. From the 4 men hor talaabay isaga iyo ina kaahin uun baba ka nool adan shiine iyo ina ma gubte ba wa hoydeen.
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by JSL3000 »

Pretty soon insha allah now he is muj. dr axmed mire he earned his phd while his time abroad.
https://youtu.be/PZ716fD8Sqc
xagal
Posts: 79
Joined: Mon Jun 15, 2015 2:03 pm

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by xagal »

masha alah si xamaasad leh ayaanu u soo dhawayn doonaa insha alah.
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by cheifaqilbari »

Mujaheeed Ahmed Mire welcome home :clap: dalka wa dalkaagi JSL Ummaduna wa umadaad masllah super great news. :dj:
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by Xildiiid »

Mujahid Axmad Mire :up:
User avatar
Skyflyguy
Posts: 238
Joined: Thu Apr 07, 2016 5:27 pm

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by Skyflyguy »

Mujhidku was he around when reeruhu ay wareereen or was he in the UK before all that none sense took place
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by TheGrumpyGeeljire »

Mujahid Axmed Mire noolow! Ku soo dhawoow wadankaadi hooyo :heart: :sland:
User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by JSLHistorian »

Welcome to the Muj. I read in the news he and other prominent figures will join WADANI party soon.
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by yawle »

All the Muuse Shaani fans listen closely to the history of the SNM. That is the true history.

Muuse Shaani was the shoe-shiner boy of Siilaanyo's while men like Muj. Ahmed Mire, Muj. Mahamed Ali, Muj. Ibrahim Dhegowyne, Muj. Haybe were fighting on the front lines.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by Khalid Ali »

is that you yawle ur back man since ur boy rayaale lost u disappeared on us sideed tahay saaxib how have u been , will u disappear again when ciiro loses to Muse when that happens Yawle saaaxib will u finally swallow your pride and stay with us
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by X.Playa »

Wlc home comrade. Him and muuse will have a good chat, both comrades.

Yawle, stop the disease you are one loose bitch, Riyaale ayaad la socotay markii cudurkaad qabtid iska qabanay baad maanta noo timi maantana waxad qodaysa wa isaaq hays dilo.
hangool79
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1606
Joined: Sun Mar 06, 2016 4:49 pm

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by hangool79 »

MIRE 2022 :sland:

In fact I bet if he was running for Wadani as president he could cash in the Ciidagale vote much better then Cirro.
hangool79
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1606
Joined: Sun Mar 06, 2016 4:49 pm

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by hangool79 »

X.Playa wrote:Wlc home comrade. Him and muuse will have a good chat, both comrades.

Yawle, stop the disease you are one loose bitch, Riyaale ayaad la socotay markii cudurkaad qabtid iska qabanay baad maanta noo timi maantana waxad qodaysa wa isaaq hays dilo.

Why don't you shut the fock up yourself sxb? this coming from a man who dedicated the better part of his life for InterIsaaq cyber fights on paltalk and snet is quite strong.


Welcome back Yawle :sland:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda

Post by HooBariiska »

hangool79 wrote:
X.Playa wrote:Wlc home comrade. Him and muuse will have a good chat, both comrades.

Yawle, stop the disease you are one loose bitch, Riyaale ayaad la socotay markii cudurkaad qabtid iska qabanay baad maanta noo timi maantana waxad qodaysa wa isaaq hays dilo.

Why don't you shut the fock up yourself sxb? this coming from a man who dedicated the better part of his life for InterIsaaq cyber fights on paltalk and snet is quite strong.


Welcome back Yawle :sland:
Xaar playa waa nin xanuusanaaya

I dont wanna start inter idoor war but if i remember correctly muuse was leading 2000 men into.odwayne region before being chased being back

Yawle welcome back mate
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”