Page 1 of 3
Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 12:04 pm
by xagal
waxa hargaysa si wayn looga dareemayaa soo dhawaynta Kornayl Axmed Mire Maxamed Nuux, oo ahaa ninkii
FURTAY magaalada Burco 27 may 1989, waxa la filayaa inuu hargaysa soo gaadho barito, hadii alle yidhaa, hadaba kornayl axmed mire, waa nin wadankeena wax wayn u qabtay ay tahayna inaynu karaamayno, taalona loo dhiso, waayo waa mid ka mid ah aabayaashii "Dib u xoraynta somaliland aniguna shakhsiyan waxaaban ku naanaysaa
أحمد الفاتح Radiyalahu canhu, wa radiya rasulul kaariim,,,,, hadaba waakan mujaahidka oo ka hadlaya siday burco ku galeen
https://www.youtube.com/watch?v=t7-5ZB5BvCk
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 12:12 pm
by Khalid Ali
Ku so dhowoow Mujaahid wadankaagi Axmed Mire Mujahiid halyey he should try and stay and live in Somaliland. From the 4 men hor talaabay isaga iyo ina kaahin uun baba ka nool adan shiine iyo ina ma gubte ba wa hoydeen.
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 12:44 pm
by JSL3000
Pretty soon insha allah now he is muj. dr axmed mire he earned his phd while his time abroad.
https://youtu.be/PZ716fD8Sqc
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 1:17 pm
by xagal
masha alah si xamaasad leh ayaanu u soo dhawayn doonaa insha alah.
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 4:24 pm
by cheifaqilbari
Mujaheeed Ahmed Mire welcome home

dalka wa dalkaagi JSL Ummaduna wa umadaad masllah super great news.

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 4:50 pm
by Xildiiid
Mujahid Axmad Mire

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 4:57 pm
by Skyflyguy
Mujhidku was he around when reeruhu ay wareereen or was he in the UK before all that none sense took place
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 5:01 pm
by TheGrumpyGeeljire
Mujahid Axmed Mire noolow! Ku soo dhawoow wadankaadi hooyo

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 7:30 pm
by JSLHistorian
Welcome to the Muj. I read in the news he and other prominent figures will join WADANI party soon.
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 7:31 pm
by yawle
All the Muuse Shaani fans listen closely to the history of the SNM. That is the true history.
Muuse Shaani was the shoe-shiner boy of Siilaanyo's while men like Muj. Ahmed Mire, Muj. Mahamed Ali, Muj. Ibrahim Dhegowyne, Muj. Haybe were fighting on the front lines.
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 7:57 pm
by Khalid Ali
is that you yawle ur back man since ur boy rayaale lost u disappeared on us sideed tahay saaxib how have u been , will u disappear again when ciiro loses to Muse when that happens Yawle saaaxib will u finally swallow your pride and stay with us
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 9:31 pm
by X.Playa
Wlc home comrade. Him and muuse will have a good chat, both comrades.
Yawle, stop the disease you are one loose bitch, Riyaale ayaad la socotay markii cudurkaad qabtid iska qabanay baad maanta noo timi maantana waxad qodaysa wa isaaq hays dilo.
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 10:38 pm
by hangool79
MIRE 2022
In fact I bet if he was running for Wadani as president he could cash in the Ciidagale vote much better then Cirro.
Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 10:40 pm
by hangool79
X.Playa wrote:Wlc home comrade. Him and muuse will have a good chat, both comrades.
Yawle, stop the disease you are one loose bitch, Riyaale ayaad la socotay markii cudurkaad qabtid iska qabanay baad maanta noo timi maantana waxad qodaysa wa isaaq hays dilo.
Why don't you shut the fock up yourself sxb? this coming from a man who dedicated the better part of his life for InterIsaaq cyber fights on paltalk and snet is quite strong.
Welcome back Yawle

Re: Colonel Ahmed Mire oo hargeisa kusii jeeda
Posted: Sat Jun 04, 2016 11:05 pm
by HooBariiska
hangool79 wrote:X.Playa wrote:Wlc home comrade. Him and muuse will have a good chat, both comrades.
Yawle, stop the disease you are one loose bitch, Riyaale ayaad la socotay markii cudurkaad qabtid iska qabanay baad maanta noo timi maantana waxad qodaysa wa isaaq hays dilo.
Why don't you shut the fock up yourself sxb? this coming from a man who dedicated the better part of his life for InterIsaaq cyber fights on paltalk and snet is quite strong.
Welcome back Yawle

Xaar playa waa nin xanuusanaaya
I dont wanna start inter idoor war but if i remember correctly muuse was leading 2000 men into.odwayne region before being chased being back
Yawle welcome back mate