This whole video walahi I can't deal with it

Moderators: Moderators, Junior Moderators


Waxa ka daran markay hadal xun igu tirado waan is xanajiya kaligayCigaalSHiiDaaDCFC wrote:kulaha wax aan jeclahay garan maayo marba magac ayaan ula baxaa
loool@ cabdi good qosolkiisa




i did .. waxa raba abwaanku inoo ii sheego waxa aan jeclahay kulahaMujahidAishah wrote:Waxa ka daran markay hadal xun igu tirado waan is xanajiya kaligayCigaalSHiiDaaDCFC wrote:kulaha wax aan jeclahay garan maayo marba magac ayaan ula baxaa
loool@ cabdi good qosolkiisa
Cabdi good hadal uu so celin kari wayey
Check the last part of the girl in miyi iyo ardaga




