Page 1 of 3
Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 2:53 am
by JSL3000
Inalilahi waa ina Ilahi rajaacun dhamaan Ilaahay ha u naxaristo
https://youtu.be/_TWiAm3jEQY
Re: Coldoon Interviews Family Member Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 3:19 am
by BlueBlood
inalilah waa ina ilahi rajicuun...samir iyo iman rabi haka siiyo
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 4:21 am
by Strategic
subxanaalah,thanks coldoon for enlightening us,this is pure genocide.elders,children killed what is left?
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 4:22 am
by Strategic
ethiopia is one hellhole power derg,ilaah u maqan.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 6:34 am
by dvision01
Inaalinaam waa inaa raajicuun that was a horrible thing which happened. They even had to pay cashuur for the graves to bury their loved ones

Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 11:11 am
by Rambie
Heart breaking interview. SLAND wa lagu khasary.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 11:23 am
by X.Playa
Make no mistake this interview is watched by 90% of the isaaq in Somaliland. The government cant hide this incident , they have to do something about it.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 11:47 am
by Siciid85
Despicable. Make no mistake though, Isaaqs are a awake now
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 12:08 pm
by Timiro1999
Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajucuun, illaahayow u naxariiso dadkaa xaq darada lagu dilay.
Necbow ama jeclow Coldoon meel aan cid kale gaadhin ayuu ka soo waramaa.
Cidna uma joojiyo, cidna kama haybadaysto allow dhawr Coldoon waa rageedii.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 12:20 pm
by X.Playa
Siciid you missed the point ...Coldoon who was crying about Ethiopia was told by this woman at point blank that these people were Ogadeen they were telling Isaaq they are the government and will do whatever they want and they belong to Somaliland. Coldoon lost his propaganda about Ethiopia, its obvious who killed these people were Ogden and they killed them because they were isaaqs.
at the end of the video still the dark bitch Coldon is absolving the ogaden. how come you missed the entire point??
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 12:22 pm
by X.Playa
Timiro1999 wrote:Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajucuun, illaahayow u naxariiso dadkaa xaq darada lagu dilay.
Necbow ama jeclow Coldoon meel aan cid kale gaadhin ayuu ka soo waramaa.
Cidna uma joojiyo, cidna kama haybadaysto allow dhawr Coldoon waa rageedii.
Coldon intu dhinaca iska dhaafiyay wax alaale iyo wixii gabadhu u sheegtay oo ahayd in dadkan isaaqnimo loo dilay oo nimanka dileen ay ahaayeen Ogaadeen yidhi waanu idin dawladaynaynaa. ayuu sheekadii oo dhan Xabashida dusha ka saaray.
waanu la soconaa filinkiisa, cida umadan laysay waa Ogaadeen waanaanu garanay,
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 12:24 pm
by FarhanYare
I watched this and it brought me to tears. May god ease their pain.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 12:26 pm
by FarhanYare
Rambie wrote:Heart breaking interview. SLAND wa lagu khasary.
Hahaha Galmudugna waa lagu qasaaray too.
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 12:59 pm
by jalaaludin5
Timiro1999 wrote:Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajucuun, illaahayow u naxariiso dadkaa xaq darada lagu dilay.
Necbow ama jeclow Coldoon meel aan cid kale gaadhin ayuu ka soo waramaa.
Cidna uma joojiyo, cidna kama haybadaysto allow dhawr Coldoon waa rageedii.
Mujaahid Coldoon Allaw Dhawr

-
-
-
Re: Coldoon Interviews Family Members Of Jaamac Dubad Massacre.
Posted: Sat Jun 11, 2016 1:07 pm
by Timiro1999
X.Playa wrote:Timiro1999 wrote:Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajucuun, illaahayow u naxariiso dadkaa xaq darada lagu dilay.
Necbow ama jeclow Coldoon meel aan cid kale gaadhin ayuu ka soo waramaa.
Cidna uma joojiyo, cidna kama haybadaysto allow dhawr Coldoon waa rageedii.
Coldon intu dhinaca iska dhaafiyay wax alaale iyo wixii gabadhu u sheegtay oo ahayd in dadkan isaaqnimo loo dilay oo nimanka dileen ay ahaayeen Ogaadeen yidhi waanu idin dawladaynaynaa. ayuu sheekadii oo dhan Xabashida dusha ka saaray.
Horta adiga maxaa kaa si ah, waa run waa ogaaden raga dadka laayey lknse yaa soo hubeeyey.
Xabashiga ujeedadiisii way u hirgashay inuu somali iyaga isku madhiyo "lafo maroodi iyaga laysku jebshaa"