Mogadishu Governor signs contract Half Million dollar to local company to build one of most important Road in Mogadishu

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Mogadishu Governor signs contract Half Million dollar to local company to build one of most important Road in Mogadishu

Post by THE_TRUTH1 »

Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay oo uu ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyaha waxaa lacag dhan $500,000 (Shan boqol oo kun) oo doolarka Mareykanka ah guddoonsiiyay shirkadda dhiseeysa waddada wadnaha ee caasimadda Soomaaliya.

Image

Image

Image

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo $500,000 gudoonsiiyay shirkadda dhiseysa waddada Wadnaha “SAWIRRO”
Posted on June 13, 2016 by Mohamed M Hassan in WARARKA // 0 Comments

Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay oo uu ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyaha waxaa lacag dhan $500,000 (Shan boqol oo kun) oo doolarka Mareykanka ah guddoonsiiyay shirkadda dhiseeysa waddada wadnaha ee caasimadda Soomaaliya.

Munaasabadda oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Hanti dhowrka guud ee dalka iyo mas’uuliyiin kale ayaa guddoomiye Madaale waxa uu is sheegay in lacagta lagu wareejiyay shirkad dhiseeysa waddada Wadnaha, isagoo inta ku daray in ay tahay lacagihii canshuuraha guryaha ee laga soo aruuriyay 17-ka degmo ee gobolka Banaadir.

Mudane Yuusuf ayaa sheegay in dhismaha waddadaan ay ka qayb qaadanayaan ganacsatada Soomaaliyeed loona baahanyahay in bulshadda oo dhana gacan ka geysato dib u dhiska waddooyinka muhiimka ah u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Dhismaha wadadan ayaa qayb ka ah mashruuca dalkaaga ku dhiso hal dollaar oo uu curiyay guddoomiyaha Gobolka Banaadir mundane Sheekh Yuusuf Xusen Jimcaale, waxa dad badani ka marqaati kaceyn in mashruucan wax badan ka badalay bilicda magaalada Muqdisho.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mogadishu Governor signs contract Half Million dollar to local company to build one of most important Road in Mogad

Post by THE_TRUTH1 »

Wadada wadnaha oo dhinac marta suuqa ugu weyn dalka ee Bakaaraha ayaa waxaa ay caan ku tahay isgoysyo muhiim ah sida isgoyska Bakaaraha, Howlwadaag, kaasobolboaare,Siinaay,Manoboolyo iyo isgoyska Xararyaale.

Dhowaan ayaa maamulka gobolka Banaadir waxa uu soo dhamaystirey dayactir lagu sameeyay qaar kamid ah wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho.

Image :clap:
Image
Image
Image

Tax collect from Mogadishu Resident

The Governor Mogadishu God bless him building The City with tax collect from the Capital Great job :som: :up:

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Mogadishu Governor signs contract Half Million dollar to local company to build one of most important Road in Mogad

Post by TheblueNwhite »

Big up!

Xamarweyn is next. Inshallah.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Mogadishu Governor signs contract Half Million dollar to local company to build one of most important Road in Mogad

Post by Strategic »

this is good milestone.
User avatar
TJcombo
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 490
Joined: Sat Jan 09, 2016 3:31 pm

Re: Mogadishu Governor signs contract Half Million dollar to local company to build one of most important Road in Mogad

Post by TJcombo »

Good that city needs some good roads after 25 years neglect. :up: to the Businessmen who are paying for it we need more of their type
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Mogadishu Governor signs contract Half Million dollar to local company to build one of most important Road in Mogad

Post by Strategic »

LegendarySS4 wrote:Great.
the money in the somali peninsula will be concentrated in xamar for the forseable future,that is why Federal gov must take the security of the city a top priority,i want all cars in and out of the city checked,register all known cars that transverse regularly in special file,any new cars throughly searched,his destination confirmed with their agent in the city,small steps make huge difference.locals must be encourage to take part in the renovation of the roads as well as the buildings,dont wait for hand-outs.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”