Chelsea waxaan ugu duceeyay mid labisga barta, them 1980's ankle swingers gotta go
Sumu waxaan ugu duceeyay mid ka raali ah inay her single bed from her Hooyo's house soo qaadato o his single bed ku dhajiso o ay rafaad iyo gaajo kaste kala qaybsadan
Ina Samaale waxaan ugu duceeyay ilmo caafimad qaba o saalix ah ay igu magac darto
Ducada ku dara...
