Page 1 of 1

Single Mothers not wanting Single Fathers, Why

Posted: Tue Jun 21, 2016 7:20 am
by Sumubaridi
I watched a clip on FB about a single mom with 4 Kids not wanting to Marry a single father who had 6 kids. Her reason was, canaabta ha ii keenin. I do not see the point. So women wants a man who will help them raise their kids and do not want to help him raise his kids.

How Logical is that? If you think its canaab to raise his kids, don't you think its Canaab for him to raise yours too?

Re: Single Mothers not wanting Single Fathers, Why

Posted: Tue Jun 21, 2016 1:37 pm
by Timiro1999
Dee waa runteed maxay ku falaysaa nin lix caruur ah wata waaba waaliye.
Afarteeda iyo lixdiisa=10 caruur ah oo lix aanay dhalin!!!
Horta arintu waa sidan gabadh markay hooyo keligeed ah tahay ee ay nin guursato waxa laga yaabaa caruurtii in aanay ninkii wax hawl ahi ka soo gaadhin.
Gabadhii iyadaa caruurtadii wax walba u qabanaysa lknse ninkii haduu aabo keligiis ah yahay gabadhuu guursado ayuu ka sugayaa inay caruurtisa koriso halkaasaa layska diidan yahay.
Nin baa gabadh guursaday gabadh caruur haysata isaguna caruur ayuu watay wuxuu ninkii ku tala galay in gabadhu u adeegto isaga iyo caruurtisa waana lagu kala tegay.

Re: Single Mothers not wanting Single Fathers, Why

Posted: Tue Jun 21, 2016 2:00 pm
by Sumubaridi
Timiro1999 wrote:Dee waa runteed maxay ku falaysaa nin lix caruur ah wata waaba waaliye.
Afarteeda iyo lixdiisa=10 caruur ah oo lix aanay dhalin!!!
Horta arintu waa sidan gabadh markay hooyo keligeed ah tahay ee ay nin guursato waxa laga yaabaa caruurtii in aanay ninkii wax hawl ahi ka soo gaadhin.
Gabadhii iyadaa caruurtadii wax walba u qabanaysa lknse ninkii haduu aabo keligiis ah yahay gabadhuu guursado ayuu ka sugayaa inay caruurtisa koriso halkaasaa layska diidan yahay.
Nin baa gabadh guursaday gabadh caruur haysata isaguna caruur ayuu watay wuxuu ninkii ku tala galay in gabadhu u adeegto isaga iyo caruurtisa waana lagu kala tegay.
Asagu soo uma soo shaqaynaayo caruurteeda iyo caruurtiisa. Iyaduna arimaha guriga ayay haynaysaah. Laakiin Caruurtayda ila kori kuwaagana marabou masoconayso.

Re: Single Mothers not wanting Single Fathers, Why

Posted: Tue Jun 21, 2016 2:14 pm
by Timiro1999
Gabadhahu imika way wada shaqaystaan, markaa waa la dhaafay xiligii shaqadu nin ku koobnaan jirtay.
Markay labadooduba guriga yimaadan hadii ninku caruur guriga la yimid waa inuu shaqada guriga dhiniciisa ka qabsadaa.
Hadii kale TV ga hor fadhiisto ama computer dusha uga baxo saw wareer maaha.
Hadii uu keligii ahaa way u dul qaadan lkn balaayo caruur wadata cidina la heshiin mayso.
Nimanka badankoodu Markay guriga yimaadan waa iska lazy.
Nin haduu single father noqdo illaahay ayuu leeyahay, dumarku way isu sheegan wuxuu daydayaa mid caruurta u korisa lol

Re: Single Mothers not wanting Single Fathers, Why

Posted: Thu Oct 05, 2017 11:39 am
by thelionwithfire
Usually single parents would rather a spouse minus the kids, even if they've been divorced. : you want to keep it simple and by adding a whole family instead of a person, things can get messy.
Somali woman don't remarry to often though so they're may be more than just the kids holding a single parent back.