Mogadishu become walaahi refugee camp

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Mogadishu become walaahi refugee camp

Post by bashe19 »

Waxaa maqlaysaa, xaafadda Waaberi, Xamar jajab, iyo xamarwayne waxaa raashin mucaawi ah ka qaybinaaya saldanada Cu maan; Xaafadda Hodan iyo howl wadaag waxaa raashin mucaawino ka qaybinaya Turkiga iyo madiina iyo dharkeenley oo Imaaraadka raashin macaawino ka qaybinaya, dufkubaha hawiye futamadoow tuugsi badanaa Caasimadii dalka xero qoxootiyey u bedeleen.
:notsure:
Caasimadii dalka hadey xero qoxooti noqoto , maxaad goboladii kale ee dalka malaysaneysaa???
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Mogadishu become walaahi refugee camp

Post by Strategic »

baashe
i agree with you,but you have to know that these are IDPS running from draught effected area like Bay and bakool and living on handouts from NGOs,the gov must register them because they will become breeding ground for shabab terrorists.
shabab is an enemy that will have you rather starve for islam then get food,at least they have somewhere peaceful to get help.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”