U GAR-GAAR

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

U GAR-GAAR

Post by Timiro1999 »

Walaalo u gar-gaar ILLAAHAY ha kuu gargaaree, ILLAAHAY SWT wuxuu yidhi isu naxariista aan idiin naxariistee.
Walaahi caloosha iga xanuuntay.


https://youtu.be/cLTqAZaNOMU
User avatar
Skyflyguy
Posts: 238
Joined: Thu Apr 07, 2016 5:27 pm

Re: U GAR-GAAR

Post by Skyflyguy »

Very Unfortunet situation but I doubt she would be in this predicament if she had avoided getting impregnated by broke men. By the way what is it with coldoon and his negative media, ninkan wuxu ka shaqeeya niyad jabka iyo depressionka oo kali ah
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1897
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: U GAR-GAAR

Post by BlueBlood »

Maasha allah cooldoon waa nin wanaagsan.

rabi ha sahlo risqi bareykaysan gabadhana.

somalida waa in ey yareeyaan dhalmada badan..2 mise 1 ilmo baa kugu filan hadaad faqiir tahay.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: U GAR-GAAR

Post by Timiro1999 »

Skyflyguy wrote:Very Unfortunet situation but I doubt she would be in this predicament if she had avoided getting impregnated by broke men. By the way what is it with coldoon and his negative media, ninkan wuxu ka shaqeeya niyad jabka iyo depressionka oo kali ah
Horta ma ogtahay in ILLAAHAY SWT uu dadkiisa risiqa siiyo, inuu qof ka dhigo taajir midna sabool.
Aflagaado has ugu darin miskiinadan, ILLAAHAY baa caruurta siiyey.
ILLAAHAY qofna wax umuu waayin lknse dadkuu isku eegayaa.
Adigu sida gaalada ayaad u fikiraysaa subxaanalaah.
User avatar
Skyflyguy
Posts: 238
Joined: Thu Apr 07, 2016 5:27 pm

Re: U GAR-GAAR

Post by Skyflyguy »

Timiro1999 wrote:
Horta ma ogtahay in ILLAAHAY SWT uu dadkiisa risiqa siiyo, inuu qof ka dhigo taajir midna sabool.
Aflagaado has ugu darin miskiinadan, ILLAAHAY baa caruurta siiyey.
ILLAAHAY qofna wax umuu waayin lknse dadkuu isku eegayaa.
Adigu sida gaalada ayaad u fikiraysaa subxaanalaah.
Fikir gaalo maaha ee waa fikirka saxda ah hadaanay aheyna dee bal adiguba waad ogolaan laheyd in dhowr nin ay midba 8 caruur ah kaa soo tuuro
Runtii qof walba ilaahay bu excuse ka dhigan karaa laakin waxaasi ma socon doonta 2016 when there is rubber :lol:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: U GAR-GAAR

Post by Timiro1999 »

Skyflyguy wrote:
Timiro1999 wrote:
Horta ma ogtahay in ILLAAHAY SWT uu dadkiisa risiqa siiyo, inuu qof ka dhigo taajir midna sabool.
Aflagaado has ugu darin miskiinadan, ILLAAHAY baa caruurta siiyey.
ILLAAHAY qofna wax umuu waayin lknse dadkuu isku eegayaa.
Adigu sida gaalada ayaad u fikiraysaa subxaanalaah.
Fikir gaalo maaha ee waa fikirka saxda ah hadaanay aheyna dee bal adiguba waad ogolaan laheyd in dhowr nin ay midba 8 caruur ah kaa soo tuuro
Runtii qof walba ilaahay bu excuse ka dhigan karaa laakin waxaasi ma socon doonta 2016 when there is rubber :lol:
Indr in aynu dambaabno dooni maayo ee xagaa iskaga jooji.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”