Tarsan tells the truth: State of the nation

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by bashe19 »

Xaduudihii ma ilaashan karno, Ciidan xooga oo hanan kara nooma dhisna, labadii gobol ee isku darsamay 1 july waa kala go'anhihiin, Hal dowlad oo wadanka wada maamusha lama hayo, lacagihii waa baaba'een wadanka waxaa haysta shilin kenyaan, Birta Ethiopia iyo Doolar, Hay'adii sharciga lama dhisin, wadankeena Gabre ayaa siduu doono ugu gaardinaya Soomaalaay Bilaahi Calaykum 1 July 2016 maxaan u dabaal degnaa INAAN GUMAYSI KU JIRNO MISE INAAN XORNAHAY???




https://youtu.be/DbNzxk7EeXU



:dj:
User avatar
Halmogg
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1197
Joined: Sat Jan 16, 2016 11:01 pm

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by Halmogg »

Nobody cares what this hypocrite says :-@
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by TheblueNwhite »

Indeed! 4 years of drinking the blood of reer Benaadir is not enough for him.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by Strategic »

tarsan lost the plot,ma shalay ayuu saxsanaa mise maantu ayuu qaldanyahay?
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by Lamagoodle »

bashe19 wrote:Xaduudihii ma ilaashan karno, Ciidan xooga oo hanan kara nooma dhisna, labadii gobol ee isku darsamay 1 july waa kala go'anhihiin, Hal dowlad oo wadanka wada maamusha lama hayo, lacagihii waa baaba'een wadanka waxaa haysta shilin kenyaan, Birta Ethiopia iyo Doolar, Hay'adii sharciga lama dhisin, wadankeena Gabre ayaa siduu doono ugu gaardinaya Soomaalaay Bilaahi Calaykum 1 July 2016 maxaan u dabaal degnaa INAAN GUMAYSI KU JIRNO MISE INAAN XORNAHAY???




https://youtu.be/DbNzxk7EeXU



:dj:
I agree with everything he said. But I see him as part of the problem; why didn't he say these stuff and do something about it when he was a mayor?

He is talking the truth. We are NOTHING. LOSERS. There is nothing to celebrate.

It would have been good if he came with suggestions.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by Strategic »

Lamag.u.sle
the challenge is every leader say the same thing,when he is in office,he talks about how we are moving forward the day he is relieved from the position then we are back to square one? capisce,the current mayor madaale is doing 1000times better than him and he is decent guy.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by sahal80 »

Tarsan waa nin dhiig leh la mid ma aha afarjeeblayaasha caloosha fikira

Yar pler ah baa mar igu yiri haduusan taraan ahaan laheen caasimada garowa loo badali lahaa! Yacni siduu xamar u habeeyay!

Ninkaan wuxuu watey barnaamaj sida Dubai governor oo kale ah oo caasimada afar xaafad ku ekaynaya (hawlwadaag,wardhiigley, waabari iyo xamarwayne) inta malaha banadir state, wuxuu ka soo dhamaytey jawaari wixii oo dhan qoslaaye ayaa gadaal u dhigtey si uu mudo korarsi u helo waqtiga dartiisna waalaga diiday!

Jimcaale/madaale xoogaa waa daacad baan maqlay hada garguurtaa ku kacsan wuxuu diidanyahay in magiciisa dhul dawladeed lagu iibiyo

Afarjeeblayaasha xamar marabo inaan ku danbaabo hal ninkaan daawada....reer London buu ahaan jiray xisbi fuluus buu samaystey hada banaadirtii uu ka soo jeeday baa loo isticmaalayaa!

Waa ninkii jazeera ciidan eelaay ah ku soo kaxeeyay!

https://youtu.be/tbMVNltSiDE
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote:Tarsan waa nin dhiig leh la mid ma aha afarjeeblayaasha caloosha fikira

Yar pler ah baa mar igu yiri haduusan taraan ahaan laheen caasimada garowa loo badali lahaa! Yacni siduu xamar u habeeyay!

Ninkaan wuxuu watey barnaamaj sida Dubai governor oo kale ah oo caasimada afar xaafad ku ekaynaya (hawlwadaag,wardhiigley, waabari iyo xamarwayne) inta malaha banadir state, wuxuu ka soo dhamaytey jawaari wixii oo dhan qoslaaye ayaa gadaal u dhigtey si uu mudo korarsi u helo waqtiga dartiisna waalaga diiday!

Jimcaale/madaale xoogaa waa daacad baan maqlay hada garguurtaa ku kacsan wuxuu diidanyahay in magiciisa dhul dawladeed lagu iibiyo

Afarjeeblayaasha xamar marabo inaan ku danbaabo hal ninkaan daawada....reer London buu ahaan jiray xisbi fuluus buu samaystey hada banaadirtii uu ka soo jeeday baa loo isticmaalayaa!

Waa ninkii jazeera ciidan eelaay ah ku soo kaxeeyay!

https://youtu.be/tbMVNltSiDE


Eduring ramadan you are lying. Abdullahi sheikh hassan never brought eelay militia to jazeera. Ciidan aan Daa'uud ahayn jazeera ma joogto The reality is mudulood is got stake in 3 states. We will have twice as much mps in the new parliament than you lol. :meles:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by TheblueNwhite »

He can't help himself.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by sahal80 »

Warsheekh

Adiga iyo fahankaaga!

Ninkaan meeshuu ciidamada SW u xariiqay!
http://www.dhacdo.org/maamulka-koonfur- ... -banaadir/


http://www.dhacdo.org/maamulka-koonfur- ... amulkaasi/
http://www.idalenews.com/archives/32255

Hadana wuxuu leeyahay canshuurta ex control anagaa toos ula wareegayna!


Ha idan baajin!

Hadii aanka faaideysto munsssabadan dawlada imaaraadka oo dhawaan gaadiidka xabada karin ugu deeqdey KG ayaa cadaadis saartey sakiin si uu u doorto cumareey

Imaardaka ayaa dhamaan maamulada u soo gudbiyay musharaxan xataa waqooyi si uu turkiga meesha uga saaro

Garguute waa yaabanyahay maada uu sakiin isku haleeynayay
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by Strategic »

Waa ninkii jazeera ciidan eelaay ah ku soo kaxeeyay!


at the end of the day,money is what buys you an influence and mudulood has tons of it,l.shabelle is our god given right,we will deport all anti-peace elemets,eelay are starving they need to help their people first before eyening ex-banadir.mududlod empire ends in turdho. :eat:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by AbkoowDhiblaawe »

Sahal, faan? Adeer waa xaqiiqo. Ama diid ama ogolow. At the end of the day Abgaal militia are in controll of Jazeera. And that is what matters..
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by sahal80 »

Warsheekh wrote:Sahal, faan? Adeer waa xaqiiqo. Ama diid ama ogolow. At the end of the day Abgaal militia are in controll of Jazeera. And that is what matters..
kkkkk sheekadii inkiraadii baad wadaa ayaan u malayn!

Maxaad igu maagtey? Ninkaan baa ciidamo SW ah ku soo ka xeeyay jazeera? Haye waa kusay proofka maxaad igu heesataa oo kale? Runta miyaad diidan tahay?

Waxa laga hadlayo maba aha jazeera waa "meel xad" KG ka sameeysatey oo ku toosan aabagade iyo kaxda! Jazeera warkeeda daa maamulkaana ka shaqeeya gudoomiye cadcad ah Jayne leedahay waliba xildhibaanada SW oo 65 ah bay ku jiraan..waa maamulka ugu xildhibaanada badan waxaa kuxiga waqooyi, puntland, JL, hiirshabelle, galmudug

Shariif xassan waaba roonyahay hadii bari ay reer shaatigaduud qabsadaan warbaa jira!

Waakan maamulka
https://youtu.be/ErZNOXr-CY0


http://www.mareeg.com/maamulka-koonfur- ... y-jaziira/



https://youtu.be/bLiypsy9dww
Canshuurbaa nalaga qaadaa! Gudoomiyaha ma oga in dawlada dhexe shaqo ku lahayn gudoomiyaasha maamul goboleedyada garguurtana jeebkuu ugu jiraa sharif hassan kama hadli karo! Im out!
https://youtu.be/u9rUOR0ayRo
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by Strategic »

Warsheekh wrote:Sahal, faan? Adeer waa xaqiiqo. Ama diid ama ogolow. At the end of the day Abgaal militia are in controll of Jazeera. And that is what matters..
this!,afwayne tried to minimize our land by carving up,eelay need to back off to bay n bakool(which they dont control,mini-states,alshabab terror etc),l.shabelle is the jewel of the mudulood empire with all respect to minorities :dj: .
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Tarsan tells the truth: State of the nation

Post by TheblueNwhite »

Jazeera aniga tagey in May and there are no Eelaays there.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”