BREAKING NEWS: Big Explosion in Cadaado, Galmudug with Huge Loses
Posted: Wed Jul 06, 2016 5:06 am
Deg Deg Qarax Xoogan oo lagu Weeraray Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado,,
Jul 6, 2016 - jawaab
War Hada Naga soo Gaaray Magaalada Cadaado Ayaa Sheegaya in Halkaasi uu ka Dhacay Qarax Xoogan oo laga Maqlay Magaalada,
Qaraxa ayaa lala Beegsaday Xaruunta Madaxtooyada Galmudug Halkaasi oo Qaraxa Bartilmaameydkiisa Ahaa,
Sida Wararka Tilmaamayaan Waxaa Xaruunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ku Sugan Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey iyo Xubno kale oo Muhiim ah,
Lama Oga Sida Qasaaraha uu Yahay Madama Daqiiqado kahor uu Dhacay Qarax Hase Yeeshee Mudug24 ayaa ku Hoolan sida Halkaasi Wax uga Dhaceen,
Mudug24, Cadaado