Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Moderator: Moderators
- BosasoShaam
- SomaliNetizen

- Posts: 689
- Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm
Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
DEG DEG: Dagaal culus oo goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho..
Jul 11, 2016 - jawaab
Post Views = 205
War goordhow naga soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka bilowday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wdajir ee gobolka Banaadir.
Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa Xaafada Siliga ee degmadaasi waxa uuna u dhaxeeyaa labo maleeshiyo kuwaas oo la sheegay in ay isku heestaan dhulal horay loo dhisay kuwaas oo la isku fahmi waayay lacag laga qaadayo dadkii lahaa guryahaas.
Lama xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalkaas walow uu weli socdo,balse wuxuu kusoo aadayaa xili shalay dagaal noocaan oo kale ah uu ka dhacay qeybo kamid ah degmada Kaxda ee gobolkaan Banaadir.
Jul 11, 2016 - jawaab
Post Views = 205
War goordhow naga soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka bilowday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wdajir ee gobolka Banaadir.
Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa Xaafada Siliga ee degmadaasi waxa uuna u dhaxeeyaa labo maleeshiyo kuwaas oo la sheegay in ay isku heestaan dhulal horay loo dhisay kuwaas oo la isku fahmi waayay lacag laga qaadayo dadkii lahaa guryahaas.
Lama xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalkaas walow uu weli socdo,balse wuxuu kusoo aadayaa xili shalay dagaal noocaan oo kale ah uu ka dhacay qeybo kamid ah degmada Kaxda ee gobolkaan Banaadir.
- BosasoShaam
- SomaliNetizen

- Posts: 689
- Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Deg Deg: Labo Maleeshiyo Beelood oo Muqdisho ku Dagaalamay iyadoo 8 ruux Ay ku Dhaawacmeen
Jul 11, 2016 - jawaab
Magaalada Muqdisho Waxaa ka Dhacay Dagaal u Dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beelood kuwaasi oo ku Dagaalamay Xaafada Dharkiinley Gaar Ahaan Halka Loo Yaqaano Siliga.
Dagaalka Ayaa Dhacay Saakay kadib Markii ay isku Qabsadeen labada Beelood Dhul ku Yaalay Halkaasi Waxana Arintaasi Keentay Dagaalkan.
Dagaalka Ayaa Waxa uu Dhacay Kadib Markii Labada Dhinac Dhinac kamid ah uu Dumiyay Guri leesku Heestay iyadoo intaasi kadib Dhinaca kale uu soo Qaaday Dagaal Xoogan oo Dadka Deegaanka Cabsi Xoogan Galisay.
Mid kamid ah Dadka Deegaanka Ayaa ka Waramey Sida Wax u Dhaceen iyadoo 8 ruux ku Dhaawacmeen Halka 2 Ruux ay ku Dhinteen.
Goobta Dagaalka ka Dhacay Waxaa Hada ku Sugan Dhinacyadii Dagaalamay iyadoo Guryihii Leesku Heestay Wali lagu Wado Bur Burin Xoogan.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Sida la sheegayo waxa dagaalamay habargidir iyo xawaadle.5 qof baa ku dhintay 12 dhaawac
- BosasoShaam
- SomaliNetizen

- Posts: 689
- Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
kaliil wrote:Sida la sheegayo waxa dagaalamay habargidir iyo xawaadle.5 qof baa ku dhintay 12 dhaawac
Lakin sida aan u akhriyey ee suu tabiyeen wararka koonfurta ka hawlgala dagaalku wuxuu ka dhexeeyey abgaal yuu habar gidir.
Dirba waxeey isku badashay xawaadle yuu habar gidir?
hadaba guryaha laysku laayneyo yaa iskalaha?
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Kkkkkkkk keep trying dhabayaco.
Abgaal and Habargidir are walaalo. There's no beef between us. From Galgaduud to Jubboyinka we live with each other.
The real dagaal is between reer dhabayaco and these guys.
https://youtu.be/HfbEaCAo5M4
Run dhabayaco run.
They're coming for you cagaha wax ka day.

Last edited by Geeljire252 on Mon Jul 11, 2016 10:47 am, edited 1 time in total.
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Yes Farjano, Turdho, Jilib, Bu'aale, Xaramka, Dujuma, Naftaahuur and many other places.EazyE wrote:Jubboyinka?
- BosasoShaam
- SomaliNetizen

- Posts: 689
- Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Geeljire252 wrote:Yes Farjano, Turdho, Jilib, Bu'aale, Xaramka, Dujuma, Naftaahuur and many other places.EazyE wrote:Jubboyinka?
Keep Jubaland-Darodia out of your stinky mouth.
Now we know habar digir scared of abgaal, who killed caydiid?
Who control banaadir?
Now Galgaduud belongs to Maareexaan, Hiiraan belongs to xawaadle, Shabeelaha-dhexe and banaadir belongs to abgaal.
So go and find your qoxooti *as a shelter you can call home maybe kilimbingi refugee camp can take you.

EazyE wrote:Geeljire252 wrote:Yes Farjano, Turdho, Jilib, Bu'aale, Xaramka, Dujuma, Naftaahuur and many other places.EazyE wrote:Jubboyinka?![]()
![]()

-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Kkkkkkkk come collect your ugly uncles from my prisonsBosasoShaam wrote:Geeljire252 wrote:Yes Farjano, Turdho, Jilib, Bu'aale, Xaramka, Dujuma, Naftaahuur and many other places.EazyE wrote:Jubboyinka?
Keep Jubaland-Darodia out of your stinky mouth.
Now we know habar digir scared of abgaal, who killed caydiid?
Who control banaadir?
Now Galgaduud belongs to Maareexaan, Hiiraan belongs to xawaadle, Shabeelaha-dhexe and banaadir belongs to abgaal.
So go and find your qoxooti *as a shelter you can call home maybe kilimbingi refugee camp can take you.
https://youtu.be/FN-zEgTzptQ
Kkkkkkk Jubaland daroodia kulaha
The only Darood allowed a say in Jubba are Sade from Gedo and Absame from Afmadoow and Dhoobley.
Dhabayaco came as refugee , you can gladly relocate back to your desert. Kkkkkk Morgan is already paving the way for mass deportation of dhabayacos from Jubboyinka.
"Don't mention Jubaland" kulaha
I'm from Jubaland. I have a right to talk about my home state.
All dhabayaco do is eat, drink and talk trash like a typical dameer no wonder allah made you laangaab
- BosasoShaam
- SomaliNetizen

- Posts: 689
- Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Geeljire252 wrote:Yes Farjano, Turdho, Jilib, Bu'aale, Xaramka, Dujuma, Naftaahuur and many other places.EazyE wrote:Jubboyinka?
This hutu have no clue on Jubaland Territories.
Farjano Absame/Harti xaafad in Kismayo
Jilib Sade/Absame
Bu'aale Absame
Xaramka Harti/Sade
Dujuma Absame/Sheekhaal
this rat can talk but too afraid to come down to Jubaland.
I'm ready in anywhere in Jubaland even in Dujuma within Sheekhaal I be there waiting.
I'm Jeneral Morgan, I will hunt you down like the way we did with caydiid.
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Look at all these butt hurt dhabayacoHalmogg wrote:EazyE wrote:Geeljire252 wrote: Yes Farjano, Turdho, Jilib, Bu'aale, Xaramka, Dujuma, Naftaahuur and many other places.![]()
![]()
Sorry did I karbaash your uncle Morgan?
My bad next time I'll be more careful.
Re: Breaking News: DEG DEG: Dagaal culus oo abgaal iyo habargidir goordhow ka bilowday magaalada Muqdisho
Damn, walle this geljire nigga waa comedian kkk why stop there? claim tokyo. online moryanism 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 576 Views
-
Last post by great-legend
-
- 67 Replies
- 49014 Views
-
Last post by xirsi95
-
- 2 Replies
- 940 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 3 Replies
- 821 Views
-
Last post by TJcombo
-
- 0 Replies
- 513 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 94 Replies
- 10903 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 2 Replies
- 504 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf
-
- 30 Replies
- 2945 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 1 Replies
- 517 Views
-
Last post by afisoone