does love not exist in somaali culture?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Is there such a thing as romantic love
the kind you hear of in books and movies? Do somaalis only marry for practicality? I know women are more likely to feel this way, but do the men ever

Re: does love not exist in somaali culture?
It exists but we are not as open about it as other cultures
- TheMightyNomad
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1704
- Joined: Thu Apr 16, 2015 6:47 am
Re: does love not exist in somaali culture?
Watch this.
Do Somali's older generation understand meaning of love better than the youth? Binti C Gacal says so.
https://www.youtube.com/watch?v=xFgLPGOz8Is
Do Somali's older generation understand meaning of love better than the youth? Binti C Gacal says so.
https://www.youtube.com/watch?v=xFgLPGOz8Is
Re: does love not exist in somaali culture?
Horta Qof kasta sabab ayuu oo guursada. Dareenkuna wuu is badali dhower sano ka bacdi.Marka riwaayada maskaxdaada ka saar oo muhiimada guurko leeyahy ka fakar. Waa diintaada kala badhki , xijaab mina laahy ba ku saaran oo fitnada iyo zinadaba ka ilaalinaya.
- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5560
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: does love not exist in somaali culture?
In the Mudug hinterland where I hail from, the notion of professing jaceyl to a Xaliimo, is unheard of. Even kids run the risk of being subjected to corporal punishment, if god forbid, they ever dare to, publicly, express a filial love for either of their own parents. Waa ceeb waxaas.
Re: does love not exist in somaali culture?
My Somali is bad but Ima try to share an old story.
Berigii hore somalida marki inan la guur sado ama la guur sanaayo, inanta gurigooda ayuu arooska ka dhici jirey ilaa todobo baxa. Ka dibna ninka guursaday gabadha Waa loo rari jirey oo gurigooda ama meesha reerkooda ey dagan yihiin ayuu u qaadani jirey. Waxaa jirey xeer ah, marki ey amba bayaan (tagayaan) in uu odeyga reerka (gabadha abeheed) ama walalkeed in uu sogootiyo (escort them to outskirts of the village). Markuu wadada ku toosiyo ayuu laba erey oo waano siiya see wey is macsalaameyaan duca kadib odeyga wuu ka soo labtaa. Iyaguna safar koodi ayey sii wataan
Waxaa dhacdey odey baa gabadhiisa laga guursaday. Todobo bixi ka dib ayuu yiri ina Mariya aan idin amba bixiyee.
Gabadhiisi iyo ninkeedi arinkan filaye ayaa qalabkoodi soo qaate. Kadibna jidka ayey qabteen (sadex doodi). Markey cabaar socdeen ayuu odeygi yiri Waan idinka labanayaa ee I dhageeyso inan yahey.
Waxan kaa rabaa laba arimood in aad kala dooratid maanta
Ama duco ama habaar.
Gabarti waxey tiri Aabo duca ayan qaadanayaa
Wayahaye i sii marada aad xirantahay (bear in mind in those days there was no underwear or gorgorad for our bush girls).
Gabarti intey fajacde oo fikirtey ayey tiri waayahay Aabo
Ileyn hadii ey diido habar ayaa hor yaalo choice kale maleh
Intey ninkeedi gadaal ka marte oo ey isku tiirisey ayadoo aabeheed iska qarineeyso ayey siibtey maradii oo u tuurtey odeygi oo ninkeeda hortiisa taagnaa.
Odeygi ayaa maradi gacanta ku dhigey and he had this to say
I dhageeyso inan yahey. Waan ku soo koriye ilaa inta aad ka qaan gaadho, adigoo mudug (naked) ayan ku soo hayey. Maantana markan ku iri maradaada isii nin shaley maogiye daraato aad indhaha ka qaade ayad iga xiksate oo cawradaadi ku asturatey. Ninka maanta aad iga xigatey yuusan ka soo sheganin.
Adigana waryaa inantii aan dhalay oo koriskeeda ku soo daale adiga ayey iga kaa xilate (doorate). SI wanaagsan u dhaqo oo ilaalsho reerkaaga.
My point is a woman you have never met leaves her beloved family behind & comes to co habit with you, to bear your children 9months upon 9months.
If that ain't love I don't kno what is.
Somalis practice & live true love.
Waxan kale oo filimada iyo ruwaayadaha laga daawada Waa sheeko baraley. Jaceylka dhabtana waxuu yimadaa guur ka dib

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: does love not exist in somaali culture?
As a fellow Mudugian, I concur.barbarossa wrote:In the Mudug hinterland where I hail from, the notion of professing jaceyl to a Xaliimo, is unheard of. Even kids run the risk of being subjected to corporal punishment, if god forbid, they ever dare to, publicly, express a filial love for either of their own parents. Waa ceeb waxaas.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: does love not exist in somaali culture?
Annaga waxa noo dhaqana habeenka ugu horaysa arooska horta waxa lagu aqal galaa guri ay leeyihiin tolka ninku ama yagu ay maamulaan. naagtu waa inay difaaca xidhataa habeenkaas oo ay lugaha isku marataa (Si dhilllo gamca gamcaynta hore u taqaanay loo moodin) ninkuna waa inuu xoog kaga qaadaa haduu nin raga yahay. Illeen cadaalad darrada Somalida waad taqaaniine hadiiba ninkaasi naagtiisa ka adkaan waayo, debeda waxa u tagaan afar jaafaajugle oo ilmaadeeradiisa kuwaas oo situation ka dhegta kala socda, oo u diyaarsan inay naagta ninka u qabqabtaan haday ka xoogroonato. Ma naagtaasi aflabadii qaylo ka ka wadhay, mise aamustay, haday aamusto oo juuq odhan waydo means naagtu weli ma wasna, waxay noqonaysaa in tolku rescue team u diro inankooda si aan meeshaas reer daahir ugu ceeboobin oo loo odhan Gabadh xunoo reer hebelay wasan kari waayeen nimankii dhammaa ee laandheeraha sheeganayey.
Horta guurka noocaasa adiga caqligaaga ma kula tahay jacayl baa ku jira kkk.
Horta guurka noocaasa adiga caqligaaga ma kula tahay jacayl baa ku jira kkk.
Re: does love not exist in somaali culture?
Maya. We are all products of "naa heblo kaaley." " war iga leexo"
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7335
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: does love not exist in somaali culture?
Yes, it does. You cannot imagine the number of poems composed on love bugs, longings, lust and much more. SOmali love is expressed differently- subtle; idioms, metaphorical ...
As the love Guri of these boards, I have written on the subject; check some of my posts.
As the love Guri of these boards, I have written on the subject; check some of my posts.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2419
- Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am
Re: does love not exist in somaali culture?
Jacayl Majiroh laakiin Qooq ayaa jirah. Gabar baa beri waxay wiil kutiri walaal aad baan kuujeclahay hadaan kuwaayo manoolaan karo. Wiilkii iyo Gabadhii way isfureen sanad kadib markaas buu wiilkii sanad dhan oynaayay asagoo isleh Qof dhiigiis ayaad gashay oo gabadhii manoolaan doonto. 2 sanad kadib ayuu arkay gabadhii oo cunug yar wadato oo nin lasocoto. Wuu yaabay. Inta utagay buu kuyiri abaayo aakhiro miyaa katimid? Soo ma aadan dhiman. Waxay kutiri war maanan dhiman ee waa kusidee. Wuxuu kuyiri soodigii igu yiri hadaan kuwaayo manoolaan doono maxaad udhiman weysay. Inta qososhay bay tiri maalintaas xoogaa lacag ah ayaan kaarabay marka waan iska kaalahaa. adigu markaan kuudhimanaayo maxaad tahay?
- AgentOfChaos
- SomaliNet Super
- Posts: 10113
- Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm
Re: does love not exist in somaali culture?
Do shitty threads not exist in Somalinet?
Re: does love not exist in somaali culture?
Waa sidaas weeyetheyuusuf143 wrote:Annaga waxa noo dhaqana habeenka ugu horaysa arooska horta waxa lagu aqal galaa guri ay leeyihiin tolka ninku ama yagu ay maamulaan. naagtu waa inay difaaca xidhataa habeenkaas oo ay lugaha isku marataa (Si dhilllo gamca gamcaynta hore u taqaanay loo moodin) ninkuna waa inuu xoog kaga qaadaa haduu nin raga yahay. Illeen cadaalad darrada Somalida waad taqaaniine hadiiba ninkaasi naagtiisa ka adkaan waayo, debeda waxa u tagaan afar jaafaajugle oo ilmaadeeradiisa kuwaas oo situation ka dhegta kala socda, oo u diyaarsan inay naagta ninka u qabqabtaan haday ka xoogroonato. Ma naagtaasi aflabadii qaylo ka ka wadhay, mise aamustay, haday aamusto oo juuq odhan waydo means naagtu weli ma wasna, waxay noqonaysaa in tolku rescue team u diro inankooda si aan meeshaas reer daahir ugu ceeboobin oo loo odhan Gabadh xunoo reer hebelay wasan kari waayeen nimankii dhammaa ee laandheeraha sheeganayey.
Horta guurka noocaasa adiga caqligaaga ma kula tahay jacayl baa ku jira kkk.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2419
- Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am
Re: does love not exist in somaali culture?
Nimanka kale oo lasoodiray maxay qaban doonaan marka? ma ninka ayay naagta uwasayaan haduu wasi waayo? waraa beenta nagala tag. Even Turkana and Masaai do not do that. Ninkaa yeelaayo naagtaada tolka hakula waso si magaca tolka loodhawro. Rescue team kulahaa.gegiroor wrote:Waa sidaas weeyetheyuusuf143 wrote:Annaga waxa noo dhaqana habeenka ugu horaysa arooska horta waxa lagu aqal galaa guri ay leeyihiin tolka ninku ama yagu ay maamulaan. naagtu waa inay difaaca xidhataa habeenkaas oo ay lugaha isku marataa (Si dhilllo gamca gamcaynta hore u taqaanay loo moodin) ninkuna waa inuu xoog kaga qaadaa haduu nin raga yahay. Illeen cadaalad darrada Somalida waad taqaaniine hadiiba ninkaasi naagtiisa ka adkaan waayo, debeda waxa u tagaan afar jaafaajugle oo ilmaadeeradiisa kuwaas oo situation ka dhegta kala socda, oo u diyaarsan inay naagta ninka u qabqabtaan haday ka xoogroonato. Ma naagtaasi aflabadii qaylo ka ka wadhay, mise aamustay, haday aamusto oo juuq odhan waydo means naagtu weli ma wasna, waxay noqonaysaa in tolku rescue team u diro inankooda si aan meeshaas reer daahir ugu ceeboobin oo loo odhan Gabadh xunoo reer hebelay wasan kari waayeen nimankii dhammaa ee laandheeraha sheeganayey.
Horta guurka noocaasa adiga caqligaaga ma kula tahay jacayl baa ku jira kkk.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: does love not exist in somaali culture?
barbarossa wrote:In the Mudug hinterland where I hail from, the notion of professing jaceyl to a Xaliimo, is unheard of. Even kids run the risk of being subjected to corporal punishment, if god forbid, they ever dare to, publicly, express a filial love for either of their own parents. Waa ceeb waxaas.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 110 Replies
- 16648 Views
-
Last post by TheMightyNomad
-
- 2 Replies
- 453 Views
-
Last post by mahamed99_sex
-
- 43 Replies
- 2653 Views
-
Last post by Lil_maRlilander
-
- 98 Replies
- 5294 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 9 Replies
- 679 Views
-
Last post by BARIIS&BASTOO_BOY
-
- 52 Replies
- 3606 Views
-
Last post by Inaayah
-
- 52 Replies
- 3717 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 24 Replies
- 1948 Views
-
Last post by r_u-maadd
-
- 43 Replies
- 2941 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 19 Replies
- 1284 Views
-
Last post by Adali