Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by COOL-MAN »

Shame
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by Strategic »

Sida muuqata Gurigu Madaxtooyaduu ku dhexyaala oo 4 RW ayaa so deganaa marka waxaan ku su'aalaya wariye: 1. Sideed ku yeelatay Boos ku dhexyaal Madaxtooyada Soomaaliya? 2. Haddii aad Dacwo qabtid miyaa loo dacwoodaa Madaxweynaha adigoo og in Madaxweynuhu aanu Maxkamad ahayn. Hadii UK gurigaaga qof kugu qabsado David Cameroon miyaad la xariiri lahayd?. 3. Haddii aad Qurbe ku nooshahay gurigaad ku doodeyysaana uu ku dhexyaalo Madaxtooyada oo qof gaari aanu caruur ku korsan maad u niyaysato in Qaranka loogu shaqaynayoo.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by COOL-MAN »

1Guriga madaxtooyada kuma yaalo it's close/next to it.

2 Maxakamadaha wey kala quusteen dacwad

3 Guriga hadii uu shaqsi caadi ah uu dagan yahay, maxkamad Ayuu la kori lahaa. Waxaa dagan rais wizaarihi dawlada, Asagii baa maxamadi iyo qaaligii ah. Yaad uga dac woone?
User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2099
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by kanadiid90 »

welcome to ugadisho the capital of mooryanisim and isbaaro
ninka illahi ha u sahlo
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by AbkoowDhiblaawe »

What a fuckery laakin. The fockin PM is living in someone else property. Poor ppl will probably never get back that property
thehappyone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5196
Joined: Mon Dec 02, 2013 6:00 am
Location: Isle of Fernando

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by thehappyone »

I know one of the NISA commanders lives in an illegal house. I know it was illegal because it didn't have electricity and there were bats flying around. It was a big villa though with a large gate and porche. Alshabaab if your reading this we can come to a financial agreement. CIA I'm only joking.
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by Vivacious »

blood wrote:Sida muuqata Gurigu Madaxtooyaduu ku dhexyaala oo 4 RW ayaa so deganaa marka waxaan ku su'aalaya wariye: 1. Sideed ku yeelatay Boos ku dhexyaal Madaxtooyada Soomaaliya? 2. Haddii aad Dacwo qabtid miyaa loo dacwoodaa Madaxweynaha adigoo og in Madaxweynuhu aanu Maxkamad ahayn. Hadii UK gurigaaga qof kugu qabsado David Cameroon miyaad la xariiri lahayd?. 3. Haddii aad Qurbe ku nooshahay gurigaad ku doodeyysaana uu ku dhexyaalo Madaxtooyada oo qof gaari aanu caruur ku korsan maad u niyaysato in Qaranka loogu shaqaynayoo.
You are either one of the people who commented on the video or you copied this post.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Nin gurigiisii laga dhacay part one million!

Post by Strategic »

Vivacious wrote:
blood wrote:Sida muuqata Gurigu Madaxtooyaduu ku dhexyaala oo 4 RW ayaa so deganaa marka waxaan ku su'aalaya wariye: 1. Sideed ku yeelatay Boos ku dhexyaal Madaxtooyada Soomaaliya? 2. Haddii aad Dacwo qabtid miyaa loo dacwoodaa Madaxweynaha adigoo og in Madaxweynuhu aanu Maxkamad ahayn. Hadii UK gurigaaga qof kugu qabsado David Cameroon miyaad la xariiri lahayd?. 3. Haddii aad Qurbe ku nooshahay gurigaad ku doodeyysaana uu ku dhexyaalo Madaxtooyada oo qof gaari aanu caruur ku korsan maad u niyaysato in Qaranka loogu shaqaynayoo.
You are either one of the people who commented on the video or you copied this post.
nice observation..it is the truth.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”