AUN shay mire dacar.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

AUN shay mire dacar.

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

Magaalada Hargeysa waxaa galabta ku geeriyooday Allaha u naxariistee fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Shay Mire Dacar.
Waxaa geerida fanaanka Shay Mire Dacar u xaqiijiyay BBC walaakiis Caabi Mire Dacar oo isna fanaan ah.
Wuxuu sheegay in mudaba uu xanuun u jiifay Shay Mire Dacar gurigiisa oo magaalada Hargeysa ku yaalla.
Shay Mire Dacar wuxuu ka bilaabay fanka magaalada ceerigaabo sanadihii sideetameeyadii, kaddibna wuxuu u gudbay magaalada Boosaaso.
Intii danbe wuxuu ku noolaa Hargeysa oo uu heeso iyo bandhig faneedyo badan ku sameeyay oo qaarkood uu ilaa London kaga qayb galay todobaadka Soomaalida.
http://www.bbc.com/somali/war/2016/07/1 ... mire_dacar

Inalilaahi wa ina ilayhi rajicuun.
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1896
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: AUN shay mire dacar.

Post by BlueBlood »

AUN
User avatar
Halmogg
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1197
Joined: Sat Jan 16, 2016 11:01 pm

Re: AUN shay mire dacar.

Post by Halmogg »

AUN
User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: AUN shay mire dacar.

Post by Bella18 »

AHUN. :sad:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: AUN shay mire dacar.

Post by MujahidAishah »

Mu dhiintay

Aun
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: AUN shay mire dacar.

Post by X.Playa »

ma aqaan laakiin R.I.P.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: AUN shay mire dacar.

Post by Inaayah »

Ilaahey ha u nahariisto amiin

My fav song, bani aadan ba tahay, bashar kula mid aan ahay naf ku baahan... :cry:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: AUN shay mire dacar.

Post by X.Playa »

Inaayah wrote:Ilaahey ha u nahariisto amiin

My fav song, bani aadan ba tahay, bashar kula mid aan ahay naf ku baahan... :cry:
kolay sidaan maqlay Madhibaanka reer ceerigaabo inadeertaa buu qabay. ayadana u tacsiyee.
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: AUN shay mire dacar.

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

^^ Xmuslim, dnt derail my thread. LJ, doesnt see when you derailing threads eeh smh lol.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: AUN shay mire dacar.

Post by Inaayah »

X.Playa wrote:
Inaayah wrote:Ilaahey ha u nahariisto amiin

My fav song, bani aadan ba tahay, bashar kula mid aan ahay naf ku baahan... :cry:
kolay sidaan maqlay Madhibaanka reer ceerigaabo inadeertaa buu qabay. ayadana u tacsiyee.
Xaarami yahow billa diinta isoo doondoono dee
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: AUN shay mire dacar.

Post by X.Playa »

Inaayah wrote:
X.Playa wrote:
Inaayah wrote:Ilaahey ha u nahariisto amiin

My fav song, bani aadan ba tahay, bashar kula mid aan ahay naf ku baahan... :cry:
kolay sidaan maqlay Madhibaanka reer ceerigaabo inadeertaa buu qabay. ayadana u tacsiyee.
Xaarami yahow billa diinta isoo doondoono dee

lool doondoono , sheeko jabuuti, oo maxaad uga xanaaqaysaa hadaan ku idhi madhibaanku inadeertaa ayuu qabay ayada tacsiyadee?
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: AUN shay mire dacar.

Post by Inaayah »

Kaadida aad isku sii daysid when you're drunk iska soo dhaq before you talk to me. :roll:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: AUN shay mire dacar.

Post by X.Playa »

maxaan lagaala hadlaa ee baas hambo-faqash.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: AUN shay mire dacar.

Post by Inaayah »

Go claim some next tribe. Ha na ceebayn :arrow:
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: AUN shay mire dacar.

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

Reported gaal's posts.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”