Page 1 of 1
Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Wed Jul 20, 2016 5:55 pm
by EEGA9
Salaam Ya Shahiid he lead from the front allah ha u naxariisto, sad news.
The dogs of hell on how they betrayed Sh.Deeq giving up his location, what cockroaches.
https://www.youtube.com/watch?v=DEAZFmchYFw
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Wed Jul 20, 2016 7:42 pm
by KartiHaween
Amiin.
Ilahey cadowgeena ha jabiyo oo cadow kale ha u bixiyo, Ilahay cidhibta ha gooyo oo meel ey cag dhigaan hawayeen, oo Ilahay israqada ka xidh aduunka intey saranyihin; markey dhintaana ilhay naarta ka waligii gaal ahan jirey la galiyey tu ka sii hooseyso ha galiyo. ilahay caruurtooda agoomo ha ka dhigo iyo rajooyin. Ilahay gaajo aan dhamaaneyn ha ku sababo iyo rafaad. Ilahay waxa ey qabilada somaliyeed ee cadowgeena ah soo mareen oo ey waligood ka cabtaan tu ka daran ilahay ha mariyo. Ilahay ha na`co. Ilahay gaalada ey u lasafteen ha ku diro.
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Wed Jul 20, 2016 8:26 pm
by BlueBlood
AUN shahiidka AMIN
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Wed Jul 20, 2016 11:08 pm
by MayDay777
AHUN
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 3:31 am
by balwarama
Alle Ha-unaxariisto Shahiidka iyo Shuhadadii la socotay! Dagaalku soo Shilaabo agteeda kama dhicin! Takale ninka iyo naagta farta ku fiiqaya ee ku faraxsan miyaad taqaanaan! Naagtu waa Ina Khadar Buurane, Amxaar bay sxb la tahay baa la igu yidhi. Ninkuna waa Maalinguur lkn councilka Qabridahar buu ku jiraa. Fiiq baa laga keenay oo Cabdi Iley baa wixii oo dhan isku walaaqay! Nimanka la qabtay Dhabuukaa watay kadib markay Sheekh Deeqiyo shihiideen bay Somalia dib ugu baxeen deedna Ahlusunada Matabaan baa gaadhiga aragtay ciidanka Itoobiya ee Matabaan jooga ayeyna usheegeen. Sidaasaa Dhabuuke iyo labo kale lagu qabtay
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 6:30 am
by EEGA9
Sh deeq was beloved to all
The guy in that picture mocking Sh.Deeqs corpse has just been killed.
edited ( fake pic)
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 6:40 am
by Geeljire252
EEGA9 wrote:Sh deeq was beloved to all
The guy in that picture mocking Sh.Deeqs corpse has just been killed.

AUN Sheekh deeq
But the picture you posted is False news
It was taken in Burco in March.
Bartamaha suuqa magaalada burco gaar ahaana agagarka City Plasa ayaa maanta dabley hubaysani ay ku dileen nin lagu magacaabo yusuuf oo ahaa darwaliinta gaadiidka xamuulka qaada ee loo yaaqano “waaraadka” ee iskaga kala goosha Puntland iyo Somaliland.
http://www.warqaad.org/deg-deg-kooxo-hu ... axdin-leh/
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 6:46 am
by balwarama
eegga, warkani ma runbaa?
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 6:52 am
by EEGA9
This is true that's not his picture astaghfurulaah it appears to be old( ill edit i did no checks and his attire seemed to fit his from the other picture)
Nevertheless he has been killed in Qabridahar. Balwarama saasaa la shegayaa
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 7:29 am
by balwarama
masha allah! Ilaahow run ka dhig
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 8:06 am
by dvision01
balwarama wrote:Alle Ha-unaxariisto Shahiidka iyo Shuhadadii la socotay! Dagaalku soo Shilaabo agteeda kama dhicin! Takale ninka iyo naagta farta ku fiiqaya ee ku faraxsan miyaad taqaanaan! Naagtu waa Ina Khadar Buurane, Amxaar bay sxb la tahay baa la igu yidhi. Ninkuna waa Maalinguur lkn councilka Qabridahar buu ku jiraa. Fiiq baa laga keenay oo Cabdi Iley baa wixii oo dhan isku walaaqay! Nimanka la qabtay Dhabuukaa watay kadib markay Sheekh Deeqiyo shihiideen bay Somalia dib ugu baxeen deedna Ahlusunada Matabaan baa gaadhiga aragtay ciidanka Itoobiya ee Matabaan jooga ayeyna usheegeen. Sidaasaa Dhabuuke iyo labo kale lagu qabtay
Here is more information about those two dhabaqodis
https://www.facebook.com/WararkaGodey/p ... 99796014:0
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 8:11 am
by theyuusuf143
Markay dad cool u arkaan isku sawirka mujaahid dhintay, waxay horta signal u diraysaa kuwa kasii liita oo yaguna wax fiican oo lagu farxo uu qaadan doona markastoo shakhsi ONLF ah la dilo. waxaaba laga yaabaa inay weji kaga raadsanayaan madaxda amxaarada iyo dabaqoodhiga, oo ay isleeyihiin halaydin arko sidaad nidaamka daacad ugu tihiin. waxay ila tahay in ururku fadwo ka dhan ah naagtaas iyo wixii la mida ay soo saaraan oo ay ka shallayso wixii Ku yidhi mayd baa laysku dul sawiraa. waa in ururku markay ugu yartahay cabsi qalbigeeda Ku abuuraan. Jabhad sideedaba waxay jabhad Ku tahay in dadka qaarna ka baqaan qaarna taageeraan, waxna neatral ahaadaan oo ay ka gaabsadaan. reputation ka noocaas ah hadii uu lumo jabhadaasi masii waari karto.
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Thu Jul 21, 2016 1:31 pm
by BlueBlood
EEGA9 wrote:Sh deeq was beloved to all
The guy in that picture mocking Sh.Deeqs corpse has just been killed.
edited ( fake pic)
This made me happy though its not good to celebrate deaths but they should also kill that whore too.
Naclad ha ku dhacdo, walahi when i saw those pics yesterday,i lost faith in my pple back home...qurun in la xoreeyo u qalmin weeye
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Fri Jul 22, 2016 1:34 am
by 24k
ilaahay ha u naxariisto shahiidka
Re: Al-shahiid Sheekh Deeq AUN
Posted: Sun Jul 24, 2016 1:24 am
by guhad122
Allaahu Yarxam Marxuumiinta, Ilaaheyna janada haka waraabiyo. It hurts me to see this violence between OG cousins. The people disrespecting the dead bodies should be brought to justice. That is inhumane and unacceptable.
