Siyaasiyiinta Beesha Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Xasaasi Ah Hargeysa Ku Yeeshay Iyo Inqilaabka Faysal Oo Miiska Saaran
Saturday July 23

Siyaasiyiinta Beesha Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Xasaasi Ah Hargeysa Ku Yeeshay Iyo Inqilaabka Faysal Oo Miiska Saaran
Maanta Shir doceed hoose waxa iskugu yimi siyaasiyiinta Beesha Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Cali Gurey weheliyo waxaana
shirkaasi lagu lafa guray hawlaha inqilaabka Faysal Cali Waraabe

Waxa la diyaariyey in siyaasi Saamiya Muuse noqoto gabadh kursiga ku qabsata Faysal Cali Waraabe una sharaxan jagada
Gudoomiyaha isla markii ay dalka soo gaadhayna waxa la sameeyey astaanteeda oo laga dhigay Bikoorad halka Faysal Ka
Qaato Hangool shirkan waxa goob joog ka ahaa Murashax Jamaal Cali Xuseen sidoo kale waxa joogay gudoomiyihii Hore ee
Gobolka Saxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin arimaha lagu falanqeeyeyna waxay ahaayeen kuwo siyaasad ahaan duufaan ku
kicin kara Faysal iyo Xulafadiisa

http://karinnews.com/articles/3800/Siya ... ska-Saaran