Page 1 of 1
Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 12:20 am
by guhad122
Here is a new one from the great Iskilaaji! He landed in Jigjiga about six months ago and wants to go nowhere else

Seriously, Qabribayax girls are some of the most beautiful girls I have ever seen. While most of them are Jidwaaq and Abiskuul, there is also huge Geri Koonbe community in that area!
https://www.youtube.com/watch?v=RVD9JLfFYs4
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 1:57 am
by balwarama
keep posting garbage, you trash of a human! Meles's pacification policy! Dabaqoodhi. Waryaa Dabaqoodhi waligaa Shilaabo ama Qabridahar ma tagtey, Faysal Cagalaabse mataqaana?
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 2:18 am
by WaaSamane
^^^ War kani illeen waaba sheegatadii Reer Cabdille kkkkkk
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 3:47 am
by balwarama
SamaneAxmad wrote:^^^ War kani illeen waaba sheegatadii Reer Cabdille kkkkkk
Maxamed Cumar Cusmaan ma sheegataa! Sheekh Deeq AUN ma sheegatuu ahaa! Maanta ninkaan khamrada cabbin een Meles Senawi u barooranin ee yidhaahda Axadda nasan mayno ee Jimcahaanu nasan maxaa yeelay Islaam baanu nahay Arladana anakaa iska leh ee nin gaala marti uga manihin, waa sheegad! Dhib ma leh waa adduun caynka loo rogay, waa adduun nin Ogaadeen sheeganayaa ubaroortay oo ilmada u qubay wiil Tigree ah oo bakhtiyey! Shame on you dabaqoodhis. You are the filthy of mankind! Ninka Sheekh Deeq dilay ee ku faantamay, Melesna u baroortay sidii habar cajuusa ah, alleylehe kaasaa sheegad ah oo ciil in badan ku raagay! War anigu Xabashi lama heshiinayo sababtoo ah dalka iyo dadkaba anigay iga qabsadeen!
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 5:04 am
by MayDay777
Nice song Guhaad. Qabri Bayax waligeey tuulo baan modey and i Never knew how massive it is until recently. Mashallah
Abaskul waa laandheer iyo nus
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 5:27 am
by WaaSamane
somaliler wrote:Nice song Guhaad. Qabri Bayax waligeey tuulo baan modey and i Never knew how massive it is until recently. Mashallah
Abaskul waa laandheer iyo nus
waad ila yaabaneed. Inagaa dal oo dhan isu marnay aabo.
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 5:30 am
by WaaSamane
Waryaa Bwarama aniga walaalkay siyaasad wan ku kala duwanaan karnaa, laakiin aniga nin Ogaadeena oo la dilay ku faani maayo. Umadda in aad la heshiisho isku day ina adeer.
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 5:34 am
by MayDay777
SamaneAxmad wrote:somaliler wrote:Nice song Guhaad. Qabri Bayax waligeey tuulo baan modey and i Never knew how massive it is until recently. Mashallah
Abaskul waa laandheer iyo nus
waad ila yaabaneed. Inagaa dal oo dhan isu marnay aabo.
Kkkk. Waxaan umaleeya ineey Bartire kabadanyihiin Abaskuulka waayo Qabri Bayax ilaa Jigjiga weey dagaan
Re: Qabri-Bayax!!
Posted: Mon Jul 25, 2016 12:01 pm
by WaaSamane
somaliler wrote:SamaneAxmad wrote:somaliler wrote:Nice song Guhaad. Qabri Bayax waligeey tuulo baan modey and i Never knew how massive it is until recently. Mashallah
Abaskul waa laandheer iyo nus
waad ila yaabaneed. Inagaa dal oo dhan isu marnay aabo.
Kkkk. Waxaan umaleeya ineey Bartire kabadanyihiin Abaskuulka waayo Qabri Bayax ilaa Jigjiga weey dagaan
isuma dhawo xitaa. Abaskuul is huge. They got alot of land too neighbouring Reer Isahaaq all the way to Bartire.