Degmada Docoley

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

MRnutritionist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 546
Joined: Tue Oct 27, 2015 10:59 pm

Degmada Docoley

Post by MRnutritionist »

Galmudug :som: reer Cadaado jecliyaa, :up:

Reer caado galmudug waxa ay caan ku noqdeen in ay dhistaan schools hospitals police stations without European UN or government donations unlike other regions.

Docoley waa tuuladii shanaad ee aan arko oo dadkoodu iyagoon tv iyo radio ka qaylin cidnana waxba waydiisan, xoolo dhaqatadoodu iska aruuriyey xoolo, iyo tax iyo lacago qurbo joogoodu diray ku dhistay school, police station, iyo hospital Kadib u yeeray Galmudug iyo dowlada dhexe in ay si officially ah ugu furaan.

https://youtu.be/CiRtl2ocff8
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Galguduud”