Berbera sheikh and burao.
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Berbera sheikh and burao.
I have been these places this week. magaaladii berbera meel kasta laamibaa La mariyey raadka dawladnimadu si weyn buu uga muuqdaa magaaladan . cimiladeeda uunbaan isbedelin.
Rumayso ama ha rumaysan markan habeenimadii kasoo baxay berbera ee aan sheekh marayyey ayaan telephone diray " imikaan burco soo galee cawaale suqaar igu suga " kkkk shaw meeshaan soo galay burcaba maahee waa Sheekh. alyacni waan u qaadan waayey siday sheekh u magaalawday aadbay u siraadnayd.
burco Galbeedka magaalada oo aan kusoo koray aadbuu isu bedelay si weyn, dhismayaal waaweyn baa laga dhisay qaarna socdaan. suuqii bacadluhu wuu sii saddex ama afar jibaarmay wadadii badhabadha hor mari jirtay gebigeediba bacadlayal baa qabsaday. midig iyo bidix dhankad uga laabataba bacadlayaal kalaa qabsaday.
barigii wuu sii fogaaday you can't reach the ends of of ex October Now Sheffield . waxan jidka kusii arkay meherado magacyo interesting ah leh. sida DP world . Waxay Ku tusaysaa siday dadku ugu faraxsanyihiin maalgelinta dalkeena. let me take the opportunity to say phuking you monkeys. kkk
Burco wadooyinkeedii ciid baa qarisay. wax raad dawladeeed ah kama muuqdo haba yaraatee.
Gebagebadii illeen nin reer daahiroo burco joogaa waa talyaani rooma joogee xalay siday tahaan uu dhaansaday. Laandheere guska taagtay haduu jiro waa aniga.

- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Berbera sheikh and burao.
Sheekooyinkii Burco ayaan sugayaa.
Re: Berbera sheikh and burao.
Welcome home bro. 
-
TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: Berbera sheikh and burao.
How I miss Burco
. Xaafadaha Tawali, London, Hodan-qeylo iyo Afgooye were just some of the neighbourhoods I learned in 2012. Salaan igu dir the guy behind the till at Daar-salan by waadada hawdka. He used to mistake me for a kid who can't speak Somali 
. Xaafadaha Tawali, London, Hodan-qeylo iyo Afgooye were just some of the neighbourhoods I learned in 2012. Salaan igu dir the guy behind the till at Daar-salan by waadada hawdka. He used to mistake me for a kid who can't speak Somali - LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Berbera sheikh and burao.
Horta nimankiinan HJ Hargeisa ma soo martaan ba? Every HJ who goes back home goes straight to Burco like it's the xaram. 
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Berbera sheikh and burao.
Lol I like to read this kinda stuff, share more bro.
Re: Berbera sheikh and burao.
Markii aad burco timid baa faan bilowday. Lol nice Burco is my kinda place
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Berbera sheikh and burao.
my Xaram is Hargeisa, I just came here for family issues, I was in Hargeisa all Ramadan, I was in borama all July now I will spend August in burao then I will decide my next destination probably lasanod. Borama luuq kastaan soo bartay. Sidan u dhex Galay weligay meel kale uma dhex gelin.LiquidHYDROGEN wrote:Horta nimankiinan HJ Hargeisa ma soo martaan ba? Every HJ who goes back home goes straight to Burco like it's the xaram.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Berbera sheikh and burao.
waxan kusoo beegmay reer daahir Dabo Nirig oo beer ku shiraya, oo weliba gaal reer daahira oo jarmali halkaa Isugu geeyey. Bahalkii baa noo Jabay, Dee maalmahanba annagaa wadada haysana, saacadaha danbe markay reer biniinku seexdaan Hadanu doonno banddaw baanu saaraynaa magaaladaba. KkkSiciid85 wrote:Markii aad burco timid baa faan bilowday. Lol nice Burco is my kinda place
Re: Berbera sheikh and burao.
Kkkkkk ii baashaal sxb.
- skywalker25
- SomaliNet Super

- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: Berbera sheikh and burao.
This is the first meeting Reer Daahir have had since the early 80's, and long over due. The two issues at the top will be the response to any Liyu police provocation and the Berbera issue involving the Hasan Daahir. Also to iron out any in house friction which have hampered us in forming a united policy for a long time.theyuusuf143 wrote:waxan kusoo beegmay reer daahir Dabo Nirig oo beer ku shiraya, oo weliba gaal reer daahira oo jarmali halkaa Isugu geeyey. Bahalkii baa noo Jabay, Dee maalmahanba annagaa wadada haysana, saacadaha danbe markay reer biniinku seexdaan Hadanu doonno banddaw baanu saaraynaa magaaladaba. KkkSiciid85 wrote:Markii aad burco timid baa faan bilowday. Lol nice Burco is my kinda place
Re: Berbera sheikh and burao.
Everyone seems to be having clan based meetings these days. I think it is to do with the election.
Re: Berbera sheikh and burao.
I do I always stay in Hargeysa a week or two before I go to Burco.LiquidHYDROGEN wrote:Horta nimankiinan HJ Hargeisa ma soo martaan ba? Every HJ who goes back home goes straight to Burco like it's the xaram.
If I didn't have any family in Burco I would have spent my whole time in Hargeysa.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Berbera sheikh and burao.
For the hawd issues, I think there should be finally an all isaaq meeting. So that we can stick together in difficult times. We can discuss how to source the budget, the man power, the weapons and vessels. Ethiopia is already collapsing so there is a need for isaaq and Somali unity.skywalker25 wrote:This is the first meeting Reer Daahir have had since the early 80's, and long over due. The two issues at the top will be the response to any Liyu police provocation and the Berbera issue involving the Hasan Daahir. Also to iron out any in house friction which have hampered us in forming a united policy for a long time.theyuusuf143 wrote:waxan kusoo beegmay reer daahir Dabo Nirig oo beer ku shiraya, oo weliba gaal reer daahira oo jarmali halkaa Isugu geeyey. Bahalkii baa noo Jabay, Dee maalmahanba annagaa wadada haysana, saacadaha danbe markay reer biniinku seexdaan Hadanu doonno banddaw baanu saaraynaa magaaladaba. KkkSiciid85 wrote:Markii aad burco timid baa faan bilowday. Lol nice Burco is my kinda place
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 627 Views
-
Last post by Xiis1928
-
- 1 Replies
- 1018 Views
-
Last post by Nomand
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by thegoodshepherd
-
- 23 Replies
- 1381 Views
-
Last post by Shirib
-
- 4 Replies
- 833 Views
-
Last post by Rambie
-
- 17 Replies
- 2344 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 1221 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 19 Replies
- 4304 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 1551 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 1703 Views
-
Last post by Adali