Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
War nimanyahow majerteenku dhulkoodu wa nabad. No illegal road blocks or militia bandits, it seems safe at least on the video.
Reer puntland gacantaan u taagay, wa dad maamul iyo nabadgalyada qaatay. In few years, i suspect developments will only improve.
https://youtu.be/uS7Q-Z51Ifw

Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Alhamdulilah, saw this today. waa dhul reer PL from different clans who all contributed not only MJ 
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Enjoyed that video. puntland aka majeerteenia is very peaceful.
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Talo when ever their militias are not paid every few months they put a Isbaaro, every other week there is mutiny and Ciidaan goostay Ana gadooday. From Garowe to Galkacyo to Bosaso. No lie
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Cities like Garowe and Qardho are actually quite beautiful and very calm. I've been to both and loved it. MJ's get a lot of hate but they're definitely building..
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
PrinceNugaalHawd wrote:Talo when ever their militias are not paid every few months they put a Isbaaro, every other week there is mutiny and Ciidaan goostay Ana gadooday. From Garowe to Galkacyo to Bosaso. No lie
Majeerteen wa shaqaysteen mahan ppl that chase small pocket change. alcohol iyo khat addict.
Marka dhullos chill the fuck out
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Warsangeli yaad ka tahay waryaa?xiimaaya wrote:PrinceNugaalHawd wrote:Talo when ever their militias are not paid every few months they put a Isbaaro, every other week there is mutiny and Ciidaan goostay Ana gadooday. From Garowe to Galkacyo to Bosaso. No lie
Majeerteen easy shaqaysteen mahan ppl that chase small pocket change. alcoholic iyo khat addict.
Marka dhullos chill the fuck out
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
http://www.dhaharnews.com/2016/06/11/de ... muhiim-ah/
DEG DEG: Ciidan Ka Gadooday Puntland Oo Xoog Kula Wareegay Xarun Muhiim Ah
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in ciidan gadoodsan oo Puntland ah ay si xoog ah ku qabsadeen xarunta dowladda hoose ee magaaladaasi.
Ciidankaan ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan haysay ku dhawaad muddo Sanad ah, waxaana ay kala eryeen dhammaan dadkii ku sugnaa halkaasi maadaama cabashadooda wax laga qaban waayey.
Saraakiil u hadashay ciidankaan ayaa sheegay in marnaba aanay xaruntaasi ka bixi doonin tan iyo inta laga siiyo mushaarkooda iyo xaqooda ka maqan intaba.
Maamulka Gaalkacyo iyo kan Puntland ayaa dib isugu laabtay, waxaana ay arrinkan kasoo saari doonaan war, balse cabashada ciidankaan ay qabaan waxaa si la mid ah u qaba dhammaan ciidanka Puntland.
DEG DEG: Ciidan Ka Gadooday Puntland Oo Xoog Kula Wareegay Xarun Muhiim Ah
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in ciidan gadoodsan oo Puntland ah ay si xoog ah ku qabsadeen xarunta dowladda hoose ee magaaladaasi.
Ciidankaan ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan haysay ku dhawaad muddo Sanad ah, waxaana ay kala eryeen dhammaan dadkii ku sugnaa halkaasi maadaama cabashadooda wax laga qaban waayey.
Saraakiil u hadashay ciidankaan ayaa sheegay in marnaba aanay xaruntaasi ka bixi doonin tan iyo inta laga siiyo mushaarkooda iyo xaqooda ka maqan intaba.
Maamulka Gaalkacyo iyo kan Puntland ayaa dib isugu laabtay, waxaana ay arrinkan kasoo saari doonaan war, balse cabashada ciidankaan ay qabaan waxaa si la mid ah u qaba dhammaan ciidanka Puntland.
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
PrinceNugaalHawd wrote:Talo when ever their militias are not paid every few months they put a Isbaaro, every other week there is mutiny and Ciidaan goostay Ana gadooday. From Garowe to Galkacyo to Bosaso. No lie

Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Raganimo wrote:Warsangeli yaad ka tahay waryaa?xiimaaya wrote:PrinceNugaalHawd wrote:Talo when ever their militias are not paid every few months they put a Isbaaro, every other week there is mutiny and Ciidaan goostay Ana gadooday. From Garowe to Galkacyo to Bosaso. No lie
Majeerteen easy shaqaysteen mahan ppl that chase small pocket change. alcoholic iyo khat addict.
Marka dhullos chill the fuck out
Warsangali is enough
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
DHAGEYSO: (Nugaal) Muxiyadiin & Cabdiyare oo Ku doodaya inay u gadoodeen Ciidankooda oon dawladu Mushaar siin
25 June, 2015 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes
155a
Cabdiyare & Muxiyadiin
25 jun 2015 Puntlandes) Inkastoo ay soo dhexgaleen waxgaradka Gobolka Nugaal iyo Culimaa’udiin ayaa hadana maanta waxaa saxaafada waraysi lala yaabay siiyey Muxiyadiin iyo Cabdi Yare oo ka abuuray Puntland waxa aadka u foosha xun taasoo ah isku day burburin dawladnimada Puntland.
Muxiyadiin iyo Cabdi Yare oo xilka uu ka qaaday madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas si cadna u diiday inay xilka wareejiyaan inkastoo uu mar dambe uu Taliyihii hore ee Ciidanka PIS-ta Puntland Cabdiyare Xasan Xuseen magac ahaan u wareejiyey maadaama uu laharay hubkii iyo ciidan ka mid ahaa kuwa dawlada. Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse taliye xigeenkii hore ee Booliiska Puntland ayaa isna wuxuu la goostay Ciidamo iyo hub farabadan oo ay dawlada Puntland lahayd.
Hadaba nimanka ayaa maanta warasiyadii ay bixiyeen waxay la soo shirtageen inay la gadoodeen markii la siin waayey Mushahaar Ciidamadooda!!
Waxay kaloo labaduba si isku mid ah ugu eedeeyeen madaxweyne Gaas inuu Guryahooda u dhacay caruurtoodana Caanihii ka qaatay, Dumarkoodiina argagax geliyey, CAJIIB
Dawladi Mushaar ma siisaa Ciidan Taliye Xil laga qaaday uu la gadooday
Muxiyadiin iyo Cabdi Yare oo go’aansaday inay ISBAARO dhigtaan sidii Yalaxoow iyo Indhocadde ma waysan ogayn in dadku la yaabayo iyaga maxaa yeelay sidee Dawlada Puntland Mushaar ku siin kartaa Ciidan niman gadooday oo ISBAARO dhigtay ka amar qaata?
Wuxuu kaloo Cabdi Yare ku dooday in madaxweyne Gaas u isticmaalay Ciidankii Badda oo aan sida uu isagu yiri Maandhayt u haysan inay ka amar qaataan dawlada Puntland! oo ma wuxuu rabay inay iyaguna amardiido sameeyaan sidooda oo soo burbur iyo kala tag maaha arrinka nimankaani doonayaan?
Doodoodu waxay cadaynaysaa inay haboowsan yihiin aysana qiil u haysan ISBAARADOODA. Puntland dawlad bay leedahay waxaana madaxweyne loo doortay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waana Dastuuri in awaamiirtiisa loo hogaansamo. Haddi la doonayo in Xilka laga qaadao Gaas ileen geed meesha ka baxay maahee waxaa jira sifo Sharci oo loo maro ee ISBAARO lama dhigto, la iskumana dayo in dawladnimadii Puntland loo burburiyo Mucaaradnimada Gaas, kadibna ISBAARO la dhigto caasimadii iyo Wadooyinkii wadanka.
Dhagayso Cabdi Yare oo VOA waraysatay
http://www.puntlandes.com/?p=10303

My point was I can do what Majerteen members are doing trolling after us and insulting everyday, we can control our members but you ignore yours and then act surprised when you retaliate!!
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
xiimaaya wrote:Raganimo wrote:Warsangeli yaad ka tahay waryaa?xiimaaya wrote:
Majeerteen easy shaqaysteen mahan ppl that chase small pocket change. alcoholic iyo khat addict.
Marka dhullos chill the fuck out
Warsangali is enough
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
Raganimo wrote:xiimaaya wrote:Raganimo wrote:
Warsangeli yaad ka tahay waryaa?
Warsangali is enough
You make face a bitch makes Marka dabada laga garaco
Re: Puntland small towns seem well organized[mukhtar Vlog]
we coud have enjoyed that peace in xamar if not for anarchists like geejire 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 973 Views
-
Last post by Strategic
-
- 9 Replies
- 772 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 309 Views
-
Last post by Kramer
-
- 8 Replies
- 1241 Views
-
Last post by sav12600
-
- 124 Replies
- 18716 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 16 Replies
- 1483 Views
-
Last post by toothless
-
- 16 Replies
- 2558 Views
-
Last post by juelz
-
- 8 Replies
- 1655 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 897 Views
-
Last post by Nomand
-
- 10 Replies
- 2309 Views
-
Last post by LooxJiid