NISA introduces new Strict Rues

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

NISA introduces new Strict Rues

Post by Strategic »

qoonsiga ee dowlada hoose.
Taliyaha nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaliya S/Gaas C/laahi Gaafow Maxamuud ayaa ugu horeyn warbaahinta u akhriyay amarka ka soo baxay hey’adaha ammaanka dowlada iyo maamulka gobalka Banaadir
Janeral C/laahi Gaafow Maxamud ayaa sidoo kale sheegay in hey’adaha ammaanka ay talaaba ka qaadi doonan muwaadinkii aan qaadanin kaarka dhalashada dowlada Hoose ee Xamar.
S/Gaas: C/laahi Gaafow Maxamuud taliyaha hey’adda NISA ayaa sheegay in u jeedada amarkan ay tahay xaqiijinta amniga magaalada Muqdisho.
“Qofka aan heysan warqada aqoonsiga ma dhoofi karyo adeegyada uu u baahan yahay looma fulin karo wadooyinka kama gudbi karo, goobaha ganacsiga ayaa la fareyaa in aysan la ma macaamili karin,” ayuu yiri Gaafow.
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale ayaa sheegay in dowlada hoose ee Xamar ay bulshada Soomaaliyed u fududeyn doonto qaadashada kaarka aqoonsiga.
“Waxaan diyaar u nahay fulinta amarka bulshadana waxaa la codsaneynaa in ay u hogaan amarka ilaa afar degmo ayaa ka sameyso xarumo laga qaato,” ayuu yiri mudane Jimcaale.

apparently it must to have the loca ID government otherwise
1.you cant fly.
2.no social service for him/self
3.driving will be difficulty
4.all bussiness centres are required not to deal with him/her bussinesswise.
:dj:
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: NISA introduces new Strict Rues

Post by Strategic »

Shir jaraaid ay wadajir u qabteen maanta 9/August/2016 Taliyaha Nabadsugidda Qaranka S/Gaas Cabdulaahi Maxamuud Gaafow & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Sh. Yuusuf, ayna wehlinayaan Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac, Taliye-xigeenka HSNQ, Saraakiil sare oo ka tirsan CQS, & Gud. kuxigeenka Maamulka G/Banaadir waxaa lagu farayaa in Dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir samaystaan kaarka Aqoonsiga ee (Teesaro Munishibiyo). Waxaana muwaadiniinta doonaya inay helaan kaarka aqoonsiga ah lala socodsiinayaa in Maamulka Gobolka Banaadir ay u fududayn doonaan helitaanka kaarka aqoonsiga shaqsiga ah. Arrinkaan waxay ka mid tahay tallaabooyinka lagu xaqiijinaayo ammaanka
Image

good public reaction so far

Abdirisak M Dirie I D Card ka Waxaa loo Sameynaa Shacabka si loo ogaado Qofkii Magaallada ama Wadanka Dulsaar ku ah loona hello Meel lagala xiriiro ama Hagaago Arimo Amniga ku Saabsan Dowlana Xaq bey u leedahay ineey ogaato daryeeshana Muwaadinkeeda Amnigiisa iyadoo Qofkaan awoodin laga Caawin doono Mid Qaxootinimo ama Low income Families Reer aan Misharka ku filneyn ama Hellin Mishaar loo Sameeyo xitaa ayaga Mid Free ah lacag la'aan ah
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: NISA introduces new Strict Rues

Post by Strategic »

no simcard,no hotel staying,no flight no bussiness with out ID-CARD.great move.Noolow gafow
https://www.youtube.com/watch?v=6lwsZrtXWJ4
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”