Page 1 of 1

Hayaaaay

Posted: Fri Aug 12, 2016 2:01 pm
by AyeeyoH
Wa jimce ..caafimaad ma ku so kacday, cunto miiska ma ku saaran tahay, roobka meel aad ka haluulato ma haysata. Dee ee maxaaba ka maqan marka. :mrgreen:


Alxamdulilah ya rabi dheh oo ilaaha oo mahad naq.

Re: Hayaaaay

Posted: Fri Aug 12, 2016 3:03 pm
by SANDIEGUY
Alxamdulullah ya rabbi! :clap: