Page 1 of 1
Daryeel la'aanta ciyaaryahannada Soomaalida - Neglected Somali athletes
Posted: Mon Aug 22, 2016 11:34 am
by Gabre
Fadlan ila daawada Diiradda #Dalsoor:
Ma ogtahay meeshay ku dambeeyeen ciyaaryahannadii Soomaaliya u matalay labadii Olambiko ee ugu dambeeyay?
Do you know where are the athletes who represented Somalia at the last two Olympics? #Rio2016
Runtii aad iyo aad baan u qiirooday. Ilaahay ha unaxriisto Saamiya Yuusuf Cumar
https://www.youtube.com/watch?v=x4AygkMbFc0
Re: Daryeel la'aanta ciyaaryahannada Soomaalida - Neglected Somali athletes
Posted: Mon Aug 22, 2016 11:36 am
by Gabre
Olympic hore ee London 2012 waxaa ka hadlay Halyeygi Cabdi Bile:
https://www.youtube.com/watch?v=TMf4HIZbUuc
Re: Daryeel la'aanta ciyaaryahannada Soomaalida - Neglected Somali athletes
Posted: Mon Aug 22, 2016 11:50 am
by Gabre
Maxay ciyaaryahanno badan oo Soomaali ah u matalaan wadamo shisheeye?
Why do so many Somali athletes represent foreign nations?
See loo caawinkaraana ciyaartoyda Soomaaliyeed?
https://www.youtube.com/watch?v=mInRJwf5KDI
Re: Daryeel la'aanta ciyaaryahannada Soomaalida - Neglected Somali athletes
Posted: Mon Aug 22, 2016 11:57 am
by Strategic
we have important issues then this!
Re: Daryeel la'aanta ciyaaryahannada Soomaalida - Neglected Somali athletes
Posted: Tue Aug 23, 2016 12:25 am
by MRnutritionist
Gabre wrote:Fadlan ila daawada Diiradda #Dalsoor:
Ma ogtahay meeshay ku dambeeyeen ciyaaryahannadii Soomaaliya u matalay labadii Olambiko ee ugu dambeeyay?
Do you know where are the athletes who represented Somalia at the last two Olympics? #Rio2016
Runtii aad iyo aad baan u qiirooday. Ilaahay ha unaxriisto Saamiya Yuusuf Cumar
https://www.youtube.com/watch?v=x4AygkMbFc0
Zamzam Mohamed Farah, shes a talented, and use to play both basketball and soccer for Somalia Running wasnt her main sports She's sportswon's i am glad to see her still in better shape

if shes not too old already she better join one of her local basketball leagues, shes in great shape.
Abninasir Ibrahim brother had what it takes to be a champion, everyone who watched him could see that, i wish him well and speedy recovery.