ALLA Reerku gobsanaa!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

ALLA Reerku gobsanaa!

Post by Timiro1999 »

Muuse Shaani sida quruxda badan ee loogu soo dhaweeyey Oodweyne.
Qabiiley waakuwii C/ciro markuu booqday calankii wadani ey ku xidhay :down:
Gobtu miyey is qarisaa!
Guntu miyey is qarisaa!

https://youtu.be/0c3lEQxuHwg


Reer Oodweyne way karaan inay Muuse Shaani buuri ku tufaan lkn ma xumeeyan qof gurigoda ugu yimid.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by AwRastaale »

:up:
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by Inaayah »

I spotted habar yartay Shukri Haaji Baandare. Habo noolow :clap:

But I don't know what this video is even about :|
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by SahanGalbeed »

Naagtan habar yoonis aad bay u danbaysa walle :lol:. Anigu xorriayada dumarka somaliyeed oo ta dhaqan carbeedka ka duwan baan aaminsanahay oo mid walba isku meel baan uga miisa .
Somaliland waxay kaga duwantahay Puntland , shaqsi ahaan baa lo siyay codaynta dadka. Nin walba ama naag walba cidey rabto ayay ugu ridayaan sanduuqa . Reer Gabiley idin may so dirin Muuse Biixi . Qofkii raba inu u codeeyo xor bu u yahay , kii diidana sida si l'eg .
Itaad kolba gidaar walba daad aan ku jeediin uga soo cabaadayso , horta bal isku yara noqoo , maxaa sidan iga dhigay is yara waydi :lol:
User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by JSLHistorian »

Timiiro Indr wa ku saalamay. How are you? :rose:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by theyuusuf143 »

Yagu roog cas haday u dhigeen isagu dhig cas buu u daadiyey xorayntooda, laa shukru calal waajib. Xitaa haday gacantiisa midig dhunkashadeeda saf u geli lahayen weli isagaa abaal ku leh.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by Siciid85 »

theyuusuf143 wrote:Yagu roog cas haday u dhigeen isagu dhig cas buu u daadiyey xorayntooda, laa shukru calal waajib. Xitaa haday gacantiisa midig dhunkashadeeda saf u geli lahayen weli isagaa abaal ku leh.

:sadcam: :holdup: :comeon:
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

theyuusuf143 wrote:Yagu roog cas haday u dhigeen isagu dhig cas buu u daadiyey xorayntooda, laa shukru calal waajib. Xitaa haday gacantiisa midig dhunkashadeeda saf u geli lahayen weli isagaa abaal ku leh.
:up: :up:

nin mujaahid ah Iyo mid ruushka boorash ku cuni jiray isku si looma wada dhaweyn Karo :lol:
User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by JSLHistorian »

Oodweyne doesn't need Muuse Bixi. They had their own famous SNM icons such as Muj Haragwafi, Muj Madaxdiin, those guys
are the ones the schools and public offices and parks are named after. Reer Oodweyne know how to put their own first. :up:
User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2099
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by kanadiid90 »

CigaalSHiiDaaDCFC wrote:
theyuusuf143 wrote:Yagu roog cas haday u dhigeen isagu dhig cas buu u daadiyey xorayntooda, laa shukru calal waajib. Xitaa haday gacantiisa midig dhunkashadeeda saf u geli lahayen weli isagaa abaal ku leh.
:up: :up:

nin mujaahid ah Iyo mid ruushka boorash ku cuni jiray isku si looma wada dhaweyn Karo :lol:
:pac: :lol:
User avatar
JSLHistorian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1351
Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by JSLHistorian »

CigaalSHiiDaaDCFC wrote:
nin mujaahid ah Iyo mid ruushka boorash ku cuni jiray isku si looma wada dhaweyn Karo :lol:


Dhuufka iska tirtir na heedhe.We welcomed Cirro with red carpet in Ceel Afweyn, Sanaag. :stylin:


Daawo Cirro Oo Ceelafweyn Si Heer Qarana Loogu Soo Dhaweeyay
https://www.youtube.com/watch?v=B_LnUAYlhD4
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by Timiro1999 »

JSLHistorian wrote:Timiiro Indr wa ku saalamay. How are you? :rose:
Indr nabad iyo khayr alxamdu lilaah, adigu saw ma fiicnid.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote:Yagu roog cas haday u dhigeen isagu dhig cas buu u daadiyey xorayntooda, laa shukru calal waajib. Xitaa haday gacantiisa midig dhunkashadeeda saf u geli lahayen weli isagaa abaal ku leh.

Ma 1994 ayuu mujaahid ku noqday.
Ma idinkaa fahmayba, meesha cod ka heli mayo ee waa soo dhawayn uun.
Vote siinta iyo soo dhawaynta faraq baa u dhexeeya lkn dadka qaar waabay iskaga qaldan yihiin.
Musa26
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 470
Joined: Sat Aug 27, 2016 8:28 am

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by Musa26 »

walee isaxaaqu waa funny people, na timiro marku videogan soo dhacay ma waxaad is tidhi reer sacad muuse wajigooda ku xoq kkk
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: ALLA Reerku gobsanaa!

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

JSLHistorian wrote:
CigaalSHiiDaaDCFC wrote:
nin mujaahid ah Iyo mid ruushka boorash ku cuni jiray isku si looma wada dhaweyn Karo :lol:


Dhuufka iska tirtir na heedhe.We welcomed Cirro with red carpet in Ceel Afweyn, Sanaag. :stylin:


Daawo Cirro Oo Ceelafweyn Si Heer Qarana Loogu Soo Dhaweeyay
https://www.youtube.com/watch?v=B_LnUAYlhD4
That doesn't change the fact that he was eating boorash in Russia when muse was putting his life on the line lax'yahay :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”