Mogadishu Ban on Kenyan Khat has succeed NO Khat from Kenya Has arrived in Somalia airspace today

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Mogadishu Ban on Kenyan Khat has succeed NO Khat from Kenya Has arrived in Somalia airspace today

Post by THE_TRUTH1 »

Diyaaradihii qaadka oo maanta aan ka cago dhigan Garoomada Gaalkacyo iyo Qardho..


Image
Diyaaradihii qaadka oo maanta aan ka cago dhigan Garoomada Gaalkacyo iyo Qardho07 September 2016
Wararka ka imaanaaya Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Qardho oo Puntland ay ka arrimiso, ayaa waxay sheegayaan in maanta aanay ka cago dhigan diyaaradihii qaadka ka keeni jiray dalka Kenya.


Diyaaradahan, ayaa maalintii 2-aad ka degay Garoonka Magaalada Laascaanood, iyadoo suuqyada Laascaanood si caadi ah loogu kala iibsanaayo qaadka.
Gaadiidka yar yar oo maanta qaadka looga qaaday Magaalada Laascaanood, ayaa waxay gaareen Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo.
Magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho, ayaa waxaan jirin wax qaad ihi oo dhinaca dhulka lagu gaarsiiyay, balse saacadaha soo socdo ayaa la fillayaa in ay gaaraan.
Suxufiyiinta, ayaa soo sheegaaya in qaad la'aan maanta laga dareemay Magaalada Boosaaso, iyadoo ay haawanayaan koloyadii qaadka lagu iibinaayay.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Mogadishu Ban on Kenyan Khat has succeed NO Khat from Kenya Has arrived in Somalia airspace today

Post by barbarossa »

Somalia's Problem Child, Puntland, has finally come to its senses, and decided to heed president HSM's recent executive decree to temporarily halt the import of Kenyan Khat. If confirmed, this is a good news, albeit slightly tardy.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”