Regional state declared in baledweyne!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Regional state declared in baledweyne!

Post by sahal80 »

Will be formed in two weeks!

All hiiraan politicians, officials and mps have been informed to come back to the region!

This meeting comes after some useless elders in jowhar allocated the majority clan of hiiraan 13 seats out of 70 parliamentry seats while the minorities of hiiraan got double of that! Ha biqlayso hiiraan cid baa xoog uga talisa. Cir iyo dhul waa kaa xiranyihiin!

Siyaasada ugaas hassan waa شعرة معاوية wuxuu rabaa inuu garguurte beerta sii galiyo to keep his local support!





Kulan ballaaran oo goor dhaw ka dhacay magaalada Beledweyne oo ay ka qeyb-galleen duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan, maamulka gobolka Hiiraan, xidlhibaanno iyo siyaasiyiin ayaa looga dhawaaqay dhismaha dowlad gobolleed uu yellanayo gobolka Hiiraan.

Kulanka ayaa waxaa ka inta badan duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan, guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, xildhibaanno, siyaasiyiin, iyo duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan.

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa ugu danbeyntii uga dhawaaqay kulanka dhismaha dowlad gobolleed uu yeellanayo gobolka Hiiraan.





Daba geed: ma jirto wax Heshiis ah oo Reer Hiiraan & Sh,dhexe ay wax ku qabsadeen
Sep 20, 2016 - jawaab


Baladweyne(Hiiraan Xog) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in aysan jirin wax heshiis ah oo laga gaaray qeybinta Xildhibannada Baarlamanka Maamulka la doonayo in loo sameeyo maamulka Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

“Waxa la qeybsaday Reer Hiiraan kuma jiraan Dad dano gaar ah leh ayaa ka dambeeya,Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya waxaa ay dooneysaa in ay ku tumato Xaquuqda ay leeyihiin Shacabka Reer Hiiraan”ayuu yiri Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.

Gudooomiyaha maamulka Gobolka Hiiraa Yuusuf Axmed Hagar Daba geed ayaa dhawan qaadacay shirka maamul u sameynta Hiiraa iyo shabeellaha dhexe isago dowladda Federaalka ku edeyay in aysan wax wadatashi ah kala sameyn maamulka u guudoomiyaha dhismaha maamulka labada gobol. islamarkana aysan ka qeyb gali doon reer hiiraan shirka jowhar.

dubabka dhaqanka gobolka Hiiraan oo u horkacayo Ugaas Xassan Ugaas khalif ayaa muddo ku dhow hal sano diidan qorshaha dowlada Federaalka ay ku doonayso in maamul ay ku mideysan yihiin Hiiraan iyo shabeellaha dhexe loo dhiso waxan arintaasi ay hakad galisay Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo shabeellaha dhexe oo dowlada Federaalka ay dhowr mar ka daah furtay Magalaada jowhar ee xaruunta gobolka shabeellaha dhexe.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by AbdiWahab252 »

The most your qabiil will get is 5 other seats for the Hiirshabbelle mamuul.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by barbarossa »

So, we shall soon have two competing regional administration in Hiiraan! I don't think this is exactly what the international community had in mind when they first proposed the dual track system of governance.
User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by BosasoShaam »

Another galnus on the way :lol: .
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by Strategic »

gaaljecel state
jeejele state
hawaadle state
dir state
all these competing maamuls,hiiran is a mini-somalia within itself.enjoy.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by sahal80 »

Dp
Last edited by sahal80 on Tue Sep 20, 2016 1:38 pm, edited 1 time in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by sahal80 »

blood wrote:gaaljecel state
jeejele state
hawaadle state
dir state
all these competing maamuls,hiiran is a mini-somalia within itself.enjoy.
I don't care of geelland as long as long they keep roaming in their baadiyaha! what matters is the 5 districts of hiiraan. If I pull out my troops from their only xaafad in hiiraan they will be slaughtering eachother so they really pray for me not leave let alone ruling themselves!
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by Togdeer »

Xawadle are the real lions of the south.
Don't take crap from nobody.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by Strategic »

i am sorry but this looks like the region is going backwards with the countless inter-tribal fightings in the 1990 and 2000s of Clan x and Y ,clan D and B and so on on.i will not be surprised if some stupid nomads start raining bullets on eachother in hiiran.i hope logic and sanity perevails over barbarism.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by Rabshoole »

These back and fourth arrangements for this mamul is redundant. If anything Hiiraan is better off remaining as is.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Regional state declared in baledweyne!

Post by BigBreak »

koonfuria italiano should return to the original 6 regions of 1960 in which hiiraan alone was one of those 6 regions
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”