sharif to dispand his jufo conference in jowhar!
Posted: Thu Sep 22, 2016 3:49 pm
Sharifs impact on jowhar
Direct deal between hawadle and the old folks kkkk war has begun. kkkkkkk @ the enemy
Muqdisho : HN :-Waxaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG Shariif Sheekh Axmed oo muddo afar sanno ah dalka dibada uga maqnaa, kaddib markii uu ku guul-dareystay doorashadii ugu danbeysan 2012 ee madaxweynaha loogu doortay Xassan Sheekh Max’uud.
Dib ugu laabashada Shariif Sheekh Axmed ee magaalada Muqdisho ayaa astaan hor dhac ah u sii ah musharaxnimadiisa mar kale qabashada xilka madaxweynaha dowladda Soomaaliya, taasoo ay ku tarti doonaan siyaasiyiin wajiyo iyo muuqaalo kala duwan leh, laakiin guud ahaan marka aad eegto aragtida isaga mid ah.
Xassan Sheekh Max’uud ayaan mahdin dib u soo laabashada madaxweynihii uga horeeyay kursiga madaxnimada, sababo badan oo siyaasadeed awgood.
Ugu horeyn warar soo baxaya ayaa sheegaya in Shariif Sheekh Axmed damacsan yahay kala dirista ergada ku sugan magaalada Jowhar ee dhismaha maamulka labada gobol, madaama qorshaha Xassan Sheekh ee dadajinta maamulkaasi qeyb ka yahay olalihiisa doorasho isaga oo doonaya in madaxweynaha halkaa ka soo baxa uga soo xulo labada gobol xildhibaanno marka danbe isaga soo doorta.
http://www.hiiraannet.com/shariif-sheek ... ka-jowhar/