CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by sahal80 »

Meeshaan waxaa ka socda mooryaanimo tii ugu wayneed dadkaan shirkii maamulgoboleedka bay afduubteen hadana xildhibaanadeenii oo waxaan ka kari la,nahay war wixiina jowhar ku doorta anagana baledweyne ileen mooryaan waligiis ma daahiro

Macluumaad amni ah oon haayo waxay sheegayaan in jowhar askartii ka tageen oo xaaladaeeda qatar ku jirto ayagoo aadey sheekh shariif oo ku jufo ah iyo xamar

Amisom ayaa gudaha jowhar ku harder

Wait until media publishes this..

Xamar jidadkii waxaa kala xirtey ciidamo kala taacbasan shariif, garguurte iyo jibriil

Kadib markey ciidamadii jowhar soo galeen xamar ayuu garguurte bilaabay inuu ku qayliyo inqilaab laigu qaadey. ciidamadan mushaar ma qaadan jirin hadana shariifeey baa wax u tuuray...ayagaaba isku dhici raba.


Hiiraan leader ugaas hassan asked him yesterday wtf are r you doing this is your job

https://youtu.be/fc0V_l-Espc

http://sonna.so/2016/09/27/raiisul-waas ... soomaaliy/

https://youtu.be/QhVNKwxtJ9s
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by gobdoon »

Xoog iyo khasab iyo khiyamo in wax lagu radiyo wa khalad ,qabiil walbana wa in uu u madax bananado dadka masalaya waxa lo bahan yahay dad nadiif ah oo musuqmasuq ka madax banan oo sharaf leh.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by sahal80 »

Nacalatullahi calaykum yaa mooryaan ku lahaa odayaasha hiiraan

Gobdoon xamar mooryaanimo kama baxayso adigoo soo jeeda baa lagu leeyahay odayaasha hiiraan oo aqbalay in xamar.....

http://goobjooge.com/cumar-crashiid-oo- ... n-sh-dhex/

Waxaa ii cadaatey in somalida dhabta ah ay hiiraan ku egtahay...30 sano oo kale intey sidaan nooga dhamaan laheed aan caasimada ka qaadano mooryaantan
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by gobdoon »

Wa runta Sahal , reer hiiran lama xaqiri tariikh dheer bay leeyihiin tan iyo xoriyadi somaliya , wa in danaha gobolka iyo tan dalka wax walba laga hor mariya wax la so dhodhobay oo khasab ah ma haboona , madaxweyne xasana wa inu fara gelinta iska dhafa oo sharaf tiisa iyo sumcadisa ilaliyan.
LightAtNight
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1221
Joined: Mon Aug 26, 2013 3:43 pm

Re: CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by LightAtNight »

:lol: :lol:

When did xawaadle become excluded from being moriyaan, I thought we were all moriyaan together
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by Strategic »

sahal80 wrote:Nacalatullahi calaykum yaa mooryaan ku lahaa odayaasha hiiraan

Gobdoon xamar mooryaanimo kama baxayso adigoo soo jeeda baa lagu leeyahay odayaasha hiiraan oo aqbalay in xamar.....

http://goobjooge.com/cumar-crashiid-oo- ... n-sh-dhex/

Waxaa ii cadaatey in somalida dhabta ah ay hiiraan ku egtahay...30 sano oo kale intey sidaan nooga dhamaan laheed aan caasimada ka qaadano mooryaantan
aan caasimada ka qaadano? where to where to? :-@
your mooryan ugas has shown his true colors,he doesnt have legitimicy ,he reps his calool.shove that somalino up your ....
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by sahal80 »

blood wrote:
sahal80 wrote:Nacalatullahi calaykum yaa mooryaan ku lahaa odayaasha hiiraan

Gobdoon xamar mooryaanimo kama baxayso adigoo soo jeeda baa lagu leeyahay odayaasha hiiraan oo aqbalay in xamar.....

http://goobjooge.com/cumar-crashiid-oo- ... n-sh-dhex/

Waxaa ii cadaatey in somalida dhabta ah ay hiiraan ku egtahay...30 sano oo kale intey sidaan nooga dhamaan laheed aan caasimada ka qaadano mooryaantan
aan caasimada ka qaadano? where to where to? :-@
your mooryan ugas has shown his true colors,he doesnt have legitimicy ,he reps his calool.shove that somalino up your ....
kkkkk he has the legitimacy of his people I don't think it concerns an abgaal. He's against garguurtes corrupt system. look the difference between them. Ugaas hassan wants to give his reer ugaas jufos seat to ibrahim ciise, one of the two seats of cabdi yusuf to adeerada while garguurte is appointing his daud wife sahro as mp......corrupt to the core

Dawladnimo waxba kama taqaaneen. See how our ugaas who worked in the finance ministry back in 70s and 80s was schooling your daud gangista cumar dhageey.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: CCC rejects garguurtes committee regarding hiiraan mps

Post by Strategic »

the only corrupt and tribalist mooryan is your ugaas who is a new warlord,sad i see bleak future for the troubled hiiran .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”