Page 1 of 1

Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 5:16 am
by bashe19
The tread of the year ladies and gentelmen welcome, waxa dhacaya gidaarbaaba maanta laysu dhiibayaa, dad kilometer and KM ka soo safray bal waxa lagu dhigay eega.

:stylin:




https://youtu.be/9xSvhTkmKs0

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 5:22 am
by JSLHistorian
It is only Sacad Muuse (Kulmiye supporters). Don't know where you get HY from, they are part of a different party and will
naturally not bother welcoming him.

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 5:36 am
by theyuusuf143
I don't click those kind of bullshit videos. The weak opposition groups has always been saying sacad muuse gidaar baa loo dhiibay. Ninka gidaar loo dhiibay iyo ka qar madhan jafaya 6 bilood kadib baynu kala ogaan. Fardo laysku hayo maxaa laysugu faani.

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 6:56 am
by Musa26
unfortunately jslhistorian is right no HY would turn up for silanyo even if you paid them lool

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 7:32 am
by theyuusuf143
That's not true, it does not apply to the normal citizens who are not members of the opposition leadership.

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 7:35 am
by mahoka
Yawn

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 7:39 am
by kanadiid90
and what does it has to do with HA and HY?

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 7:42 am
by Timiro1999
Waar ninka 2: 34 hadlayaa ma wuxuu yidhi "halkan xaflad aad u balaadhan ayanu doonaynay in aanu ku samayno"
Meeshu miyaanay airport kii ahayn waa maxay xaflada uu samayn lahaa!

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 7:55 am
by mahoka
Timiro1999 wrote:Waar ninka 2: 34 hadlayaa ma wuxuu yidhi "halkan xaflad aad u balaadhan ayanu doonaynay in aanu ku samayno"
Meeshu miyaanay airport kii ahayn waa maxay xaflada uu samayn lahaa!
:dead:

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 8:27 am
by cheifaqilbari
Lool kulmiye supporters wa lagu ciyaar kan safiirka ba media qasey.

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 8:29 am
by bashe19
Nobody think it's funy, waryaa lugooyadan oo kale Somali koofureed iyo ta waqooyi iska daayoo, Yahuuda iyo Gaza iskuma gaystaan, waaxay mamalayneysaa dadka qaar baa kasoo kicitimay Norway iyo finland, bal eega hooyadaa rosseska ay wado, waa ubixii ay madaxdeeda ugu hibayn lahayd, sunta qabiilka heerkulka uu gaarsiisan yahay halkaaba ka egg inaba caaadi maaha.

:dj:

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Mon Oct 03, 2016 5:38 pm
by Khalid Ali
Timiro1999 wrote:Waar ninka 2: 34 hadlayaa ma wuxuu yidhi "halkan xaflad aad u balaadhan ayanu doonaynay in aanu ku samayno"
Meeshu miyaanay airport kii ahayn waa maxay xaflada uu samayn lahaa!

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: walahi waad iga qoslisay lol

Re: Habar Awal iyo Habar Yoonis oo gidaar loodhiibay

Posted: Tue Oct 04, 2016 1:12 pm
by NomadicSoul1
Timiro1999 wrote:Waar ninka 2: 34 hadlayaa ma wuxuu yidhi "halkan xaflad aad u balaadhan ayanu doonaynay in aanu ku samayno"
Meeshu miyaanay airport kii ahayn waa maxay xaflada uu samayn lahaa!

Yoo lmaooo I was thinking the same thing while listen to that. Xaflaad aad u balaadhan in the middle of Heathrow.