Xubnaha aqalka sare oo markii hore loo qeyb saday qaab maamul Goboleed ayaa hadana loo sii qeybsaday qaab beeleed.
Inta badan Waxaa qeybiyay Xubnaha aqalka sare Madaxweynayaasha Maamulada gobolada dalka ka jira, waxa ayna Masuuliyiintan la sheegay in xubnaha aqalka sare u wataan xubno iyagu rabaan jeebkana ugu jira.
Halka ka aqriso sida Beelaha Galmudug loogu qeybiayy Xubnaha Aqalka Sare
1. Beesha Habar-Gidir..2
2. Besha Mareexaan …1
3. Beesha Murusade …1
4. Beesha Duduble ……1
5. Beesha Abgaal ……..1
6. Beesha Dir …………….1
7. Beesha Madhibaan …1
8. Beesha Shiikhaal …….0
I reckon DIR deserve more
