The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Post by THE_TRUTH1 »

Ugaas Xasan “Halkan waxaa ku fadhinay 8 Oday, aniga kaligee ayaa ka joogo, yaa na kala fur furay…”
by A M | Friday, Oct 14, 2016 | 6 views


Image

October 14 (Jowhar)— Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa qiray inuu kaligiis ka soo haray Odayaashii reer Hiiraan ee fadhigooda ahaa magaalada Beledweyn, kaddib markii todobaadkan odayaashii kale ee ku mowqifka ahaa ay ku biireen Shirka Jowhar.

Ugaaska oo ah nin mayal adag ayaa sheegay in 8-dii oday dhaqameed ee ay ku joogeen magaalada Beledweyn la kala fur furay, todobo ka mid ahna ay ka tageen.

“Meeshaan waxaa ku fadhi jirnay sideed oday, todobadii kale waa tagtay, anaa ka jooga, intii kale aaway, waa su’aal u baahan inaa is weydiisaan, maxaa dhacay, sidee loo kala fur furay, yaa ka shaqeeyay, ma taqaaniin cida ka shaqeysay, hadaad reer Hiiraan tihiin wixii in la fur furo oo saan la yeelo yaa ka dambeeyay”ayuu weydiiyay Ugaas Xasan dadweyne uu kula hadlayay Beledweyn, iyagoo ugu jawaabay “Xasan Sheekh”, balse Ugaaska ayaa sheegay in aanu Xasan Sheekh ka dambeyn, oo ay mas’uul ku ahaayeen shaqaale hoose sida uu yiri.

“In sidaan naloo kala fur furo Xasan Sheekh kama dambeyn, shaqaale hoose ayaa jira, waxaa ka shaqeeyay dad ku nool Hiiraan oo caanaha reer Hiiraan caba, Hilibka Hiiraan cunno, ayaa ka dambeeyay”ayuu yiri Ugaas Xasan oo aan si toos farta ugu fiiqin cida ka dambeysay kala fur furida odayaashii isaga ku mowqifka aheyd.

ImageUgaaska ayaa horay u qaadacay shirka Jowhar, waxaana uu sheegay inay sameysanayaan maamul u gaar ah Hiiraan, balse waxaa muuqata in Ugaaska meel cidla ah uu soo istaagay, isla markaana odayaashii kale ee la safneyd si lama filaan ah garbihiisa uga baxeen.

Ciidamada ammaanka ayaa maalin ka hor kala eryay goob ay ku shirayeen siyaasiyiin iyo dad kale oo ku sugnaa Beledweyn, kuwaasoo ku howlanaa sameynta maamul goboleed u gaar ah Hiiraan.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo dhowaan ka soo hor-jeestay shirka Jowhar, ayaa si lama filaan ah isu bedelay, isagoo sheegay in aanay ogolaan doonin shirarka ka socda magaalada Beledweyn ee la doonayo in maamul lagu sameeyo.

Si kastaba ha ahaatee waxaa wali ka socda magaalada Jowhar, shirka dhismaha maamulka labada gobol, iyadoo xalay la doortay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Post by BigBreak »

the BS explains the desperation....hiiran rejects clan federalism :blessed:
User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2099
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Post by kanadiid90 »

bruh nigga looks like a bootleg version of abwaan banfas
User avatar
SamsamX
Posts: 84
Joined: Fri Sep 23, 2016 11:10 am

Re: The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Post by SamsamX »

The Mad Mullah died ages ago and please refrain from insulting our traditional elders. You can do without the insults.
User avatar
Halmogg
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1197
Joined: Sat Jan 16, 2016 11:01 pm

Re: The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Post by Halmogg »

Dont insult the ugaas ninyahow
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Post by AbkoowDhiblaawe »

He is delusional lol what did he expect. Waa nala kala fufuray Hahah.
User avatar
GalliumerianSlayer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3528
Joined: Mon Feb 11, 2013 3:26 pm

Re: The Mad Ugaas has been left alone in Beledweyn aniga kaligee ayaa ka joogo, waa na kala fur furay…”

Post by GalliumerianSlayer »

Some of these elders are useless.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”