The Greatest Somali Bank Heist Ever in Gaalkacayo
Posted: Mon Oct 17, 2016 8:11 am
It was only a matter of days before you saw an ISIS -esque Epic Bank heist like what happened in Mosul occur in Somalia, this is a story of what happens when you foment fitnah and fasaad in the lands, it ends up blowing back in your face.
Copying ISIS tactics large section of Puntland troops unpaid for over 8 months drawn from the mainly minority tribes were moved to the front-line of the battle in the hopes of igniting further bloodshed to cover over the cracks, and to use these minorities as cannon fodders in the battle
The result? those very same troops not only performed an epic ISIS -esque bank heist but started looting the people in Northern Gaalkacayo they were meant to fight for, shocking unprecedented stuff.
-----------------------------------------------------------
Warbixin::-Puntland oo Dagaalkii Gaalkacyo soo Galisay Ciidamo aan 8 Bilood Mushaar qadan, Kadibse Maxaa Dhacay ,Goobihii shacabka oo ay Boob Kula Dhaqaaqeen
HM__Xafiiska Gaalkacyo Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ayaa la wareegay Xarunta Bangiga dhexe iyo Goobo Shacabku ay lahayeen ee Ganacsi ,waxaana ay diideen in ay dadka ka soo agdhawaadaan.
Ciidamada ayaa la sheegayaa in ay ka gadood sanyihiin mushaar li’ heysatay muddo 8bilood ah Waxana Ciidankaasi oo mudada inta le eg aan mushaar qadan ay puntland soo galisay dagaalka gaalkacyo taa oo keentay in bililiqo iyo dhac badan ay ka geestaan waqooyiga gaalkacyo
Ciidamada ayaa xiray Waddooyinka soo gala Bangiga ilaa Garoonka Diyaarada C/llahi yuusuf ee Gaalkacyo,waxaana ay hakad geliyeen shaqadii Bandhiga.
Dhowr bilood ka hor Ciidan ka tirsan Puntland ayaa sidan oo kale qabsaday Bangiga dhexe ee Maamulkaasi eek u yaalla Garoowe inkasta oo markii dambe laga saaray.
Ciidamadan qabsaday Bangiga Gaalkacyo ayaa mushaar li’ida ka sokow waxaa ay ka cabanayaan daryeel la’aan .iyaga oo sheegaya in Ciidamada qaar ku u dhaawacmay dagaallada uu maamulkaasi galay aysan helin daryeel caafimaad oo ku filan.
Shacabka Xafadaha Waqooyiga Gaalkacyo aya ka Dalbanaya Puntland in ciidankan magaalda ay ka saarto madama hantidi shacabka ay boob kula dhaqaaqeen
-------------------------------------------------------
reference
http://jubalandnews24.com/warar/ciidamo ... gaalkacyo/