xiimaaya wrote:I think they do lead in health not bias on this.
And it's self made not donated by turkey .
Adeer kadaa bahasha beenta
puntland waa Aabiha iyo Hooyada ku caanbaxay tuugsi iyo Dawarsiga afrika, EU iyo carabta = Puntland
puntland waa qashin qubka Carabta, ee lagu soo fogooye qashinka carabtu nacdo
http://www.shacabkapuntland.com/2016/10 ... d-sawirro/
Mishiinadda lagu sifeeyo dhiiga oo baahi weyn loo qabay waxaa Puntland ugu deeqay Imaarada Shaariqa ee Isutaga Imaaraadka Carabta, waxaa adeegsada Bukaanada ay kelyahoodu shaqadii joojiyaan ama kuwa awoodi waayay in dhiiga ka sifeeyay qashinka iyo dhecaanada kale ee la doonayo in jirka banaanka looga soo saaro.