Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
Moderator: Moderators
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
In honor of Dr. Yalaxow, "The Pics are coming Yalaxow", I present the first images of the Jubbaland & Ethiopian Somali State militia captured in fighting with Galmudug State National Guard:
Ahmed Madoobe and Abdi Ileey, two cousins hailing from Kebridahare, Ethiopia have a lot of explanations to do. Jubbland dispatched several hundred militia from Kismayo, 600 kilometers away to fight Galmudug State forces. The Ethiopian Somali state has sent its Liyuu police to engage in border skirmishes in support of PL.
https://www.youtube.com/watch?v=1MzX86k8BTc
Daawo-Askartii Lagu Qabtay Dagaalkii Gaalkacyo oo ka shifay sir badan iyo xaladooda..
Oct 25, 2016 - jawaab
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo Maanta ku soo bandhigay Maxaabiis Saddex ah oo Ciidamada Galmudug ay ku qabteen Dagaalka ay kula Jiraan Maleeshiyada Puntland iyo Xulufadooda.
Saddexdaan Askari ee lagu qabtay Dagaalka Gaalkacyo ayaa ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland kuwaas oo ka Barbar Dagaalamaya Mooryaanta Marjeeteen,waxaana Saxafadda loogu soo bandhigay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Galmudug ee Gaalkacyo.
Ahmed Madoobe and Abdi Ileey, two cousins hailing from Kebridahare, Ethiopia have a lot of explanations to do. Jubbland dispatched several hundred militia from Kismayo, 600 kilometers away to fight Galmudug State forces. The Ethiopian Somali state has sent its Liyuu police to engage in border skirmishes in support of PL.
https://www.youtube.com/watch?v=1MzX86k8BTc
Daawo-Askartii Lagu Qabtay Dagaalkii Gaalkacyo oo ka shifay sir badan iyo xaladooda..
Oct 25, 2016 - jawaab
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo Maanta ku soo bandhigay Maxaabiis Saddex ah oo Ciidamada Galmudug ay ku qabteen Dagaalka ay kula Jiraan Maleeshiyada Puntland iyo Xulufadooda.
Saddexdaan Askari ee lagu qabtay Dagaalka Gaalkacyo ayaa ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland kuwaas oo ka Barbar Dagaalamaya Mooryaanta Marjeeteen,waxaana Saxafadda loogu soo bandhigay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Galmudug ee Gaalkacyo.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
(Sawiro-Dhageyso) Galmudug oo soo bandhigtay Ciidamo Jubbaland ah oo Dagaalka Gaalkacyo lagu qabtay
Oct 25, 2016 - jawaab
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo Maanta ku soo bandhigay Maxaabiis Saddex ah oo Ciidamada Galmudug ay ku qabteen Dagaalka ay kula Jiraan Maleeshiyada Puntland iyo Xulufadooda.
Saddexdaan Askari ee lagu qabtay Dagaalka Gaalkacyo ayaa ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland kuwaas oo ka Barbar Dagaalamaya Mooryaanta Marjeeteen,waxaana Saxafadda loogu soo bandhigay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Galmudug ee Gaalkacyo.
Maxaabiista u dhashay Jubbaland ee Gacanta lagu hayo ayaa sheegay in ay ka Barbardagaalamayaa Maleeshiyadda Puntland,waxaana ay sheegeen in Saddex Diyaaradood ee Ciidan ah ay ahaayeen,kuwaas oo ka soo degay Garoonka Gaalkacyo.
Qaar kamid ah Maxaabiista oo hadlay ayaa ka Codsatay Horjoogaha Kooxda Xagjirka ah Ee Raaskambooni Axmed Madoobe inuu Naftooda Badbaadiyo islamarkaana uu Galmudug kala hadlo in Askartiisa loo siidaayo.

Atleast, u should have coached him better than this. u can see he is smilin even after the video was edited? pow?

Galnus, bunch of amateurs in propaganda. Put a little bit more effort ffs

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
From Jubbaland mediaBlueBlood wrote: pow?
http://jubbalandnews.net/2016/10/25/fad ... bandhigay/Ciidanka J/Land Oo Ku Lug Leh Dagaalka Gaalkacyo & Cadeymo Laga Soo Bandhigay
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
^
they are reporting what galnus is claiming, try harder. Reer mahad baa kufileen galnus
Ciidanka Jubbaland ayaa la sheegay inay ku lug leeyihiin Dagaalka Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug waxaana lasoo bandhigay Cadeymo Arintaasi la xiriira.
Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Barqadii Lagu Soo Bandhigay Askar La sheegay inay Jubbaland Ahaayeen oo ka bar bar dagaalamayey Ciidanka Puntland.
Dagaalkii Ugu dambeeyey Ee Shalay ka dhacay Gaalkacyo ayaana lasoo warinayaa in Seddex Askari lagu Qabtay kuwaasi oo midkood Dhaawac qabo.
Sargaal Katirsan Ciidanka Galmudug oo Saxaafada usoo Bandhigay Askartaasi waxa uu sheegay inay Ciidankaasi Maxaabiis ahaan uqabteen Shalay Dagaalkii Ka dhacay Galbeedka Gaalkacyo.
Weli war kama soo bixin oo looga hadlayo Arintaan Dhinaca Maamulka Jubbaland.

release the poor bantu kid you got from the IDP camp 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
BlueBlood wrote:![]()
![]()
Atleast, u should have coached him better than this. u can see he is smilin even after the video was edited? pow?
You reminded me of this OG officer who was captured in the battle of Gelinsoor in 1989. All of his nonOG comrades were executed but he got away because he said he was OG. To this day, he sings nothing but praise for the Sacad for sparing him that day.
This young lad is counting on the Wardheer treaty to save him.
Cabdi Ileey and Axmed Madoobe are violating this treaty and ensuring that Sacad-Ogaden relations sour.
I don't get why OGs are easily duped into Kablaxism when it suits Pl yet PL is quick to deport your civilians to Ethiopia as OnLF.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
^
Anyone who attacks Galmudug should be executed.
I couldn't careless if they are og, Dhabayaco, dhulo... They should be executed
You don't see us going to qabridahar, garowe or Lascaanood to fight them.
They came for war not peace

- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
Kidnapping Bantus, how pathetic. Let these poor people go you losers. Daarood is too large and busy to worry about the ugly flea called Galnuswiye. A 'state' so weak & inept that they begged AMISOM to save them.
Don't you guys have anything better to do? Maybe show us some more ugly pictures of your imaginary neighbourhood in "garsoor".
Don't you guys have anything better to do? Maybe show us some more ugly pictures of your imaginary neighbourhood in "garsoor".
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
Geeljire.... Ogs POws should be spared. They were misled. This does not rule out us supporting a rebellion by our deep south allies in Jubboyinka like the Sheikhaal, Galjeceel, Kamasale Hawiye, Cawrmale, Leysan, etc. We can also exert additional support for Konfur Galbeed and reengage our HAG in NFD especially the Degodie
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
Is this HAG's way of trying to find an excuse for begging AMISOM to save them? Or why they called all the Hawiye in Somalia to save them in Baraxley? War Absame is busy in three different countries and doesn't have time for Hutu qashin. Orad iska celiya wiilasha Leelkase and Majerteen Mudug.
And release the Bantu lad, he does not need to be dragged into your delusions.

And release the Bantu lad, he does not need to be dragged into your delusions.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
Abdihutu, stop begging Ogaadeen and trying to find a "relationship" with them. I know being a Habar Gaajo with no history or civilisation is difficult but there is no such thing as a "proxy" Daarood. We don't adopt strays.
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
I got nothing against HG but the truth is that guy doesnt sound or looklike an OG.AbdiWahab252 wrote:BlueBlood wrote:![]()
![]()
Atleast, u should have coached him better than this. u can see he is smilin even after the video was edited? pow?
You reminded me of this OG officer who was captured in the battle of Gelinsoor in 1989. All of his nonOG comrades were executed but he got away because he said he was OG. To this day, he sings nothing but praise for the Sacad for sparing him that day.
This young lad is counting on the Wardheer treaty to save him.
Cabdi Ileey and Axmed Madoobe are violating this treaty and ensuring that Sacad-Ogaden relations sour.
I don't get why OGs are easily duped into Kablaxism when it suits Pl yet PL is quick to deport your civilians to Ethiopia as OnLF.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Jubbaland/Ethiopian POWs captured by Galmudug (Pics)
The real story here is, how did Hawiye fuck up having the capital and ALL the resources and military hardware and still can't gain land in Mudug.
What kind of inept, incapable and cowardly group is this. They can't even give their bakhti a normal funeral, dumping them in mass graves on the outskirts of South Gaalkacyo. Soon they will draft new adoption papers for Absame or any other Daarood clan to join them.
Odey Abdihutu dancing for Ogaadeen "walaalaha wardher baan nahay unuka, ulululeeeey"

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 5599 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 15 Replies
- 6187 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 1 Replies
- 458 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 41 Replies
- 2991 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 92 Replies
- 3785 Views
-
Last post by musika man
-
- 24 Replies
- 3068 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 18 Replies
- 1686 Views
-
Last post by original dervish
-
- 23 Replies
- 1507 Views
-
Last post by Somalistan