Page 1 of 1
Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Sun Oct 30, 2016 4:25 pm
by Jabuutawi
Normally iskuma mushquliiyo affairs-ka Hargaysa lakin videokan baa la yaabe. Ma waxba ka jiraa? Maynu Siilany 90 jiir ahayn, that makes his "adeer" 150 so maha, lol.
https://www.youtube.com/watch?v=dPYzhMXEZFo
Re: Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Sun Oct 30, 2016 5:02 pm
by KingWaslawi
LOL kan duq Siilaanyo waabay is leeg-yihiine siduu gurigiisa ugu soo koriyay?
Re: Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Sun Oct 30, 2016 5:27 pm
by Djiboutian
KingWaslawi wrote:LOL kan duq Siilaanyo waabay is leeg-yihiine siduu gurigiisa ugu soo koriyay?
Odaygan waa 82 jir. Waxay isku da' yihin Madaxweynaha walaalkii Cali. Wuxu madaxweynaha ka weyn yahay 10 sanaadood. Hasayeeshe, gurigiisa kumu soo korin.
Re: Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Sun Oct 30, 2016 5:49 pm
by Futurist
The president can't win. Either he's accused of nepotism and corruption, or he's accused of abandoning his kin.
Re: Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Mon Oct 31, 2016 6:26 am
by BigBreak
well the super-sized hippo IOG does far far worse
Re: Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Tue Nov 01, 2016 12:34 pm
by Jabuutawi
^
via Imgflip Meme Generator
Why was my thread moved from the General section?
Re: Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Wed Nov 02, 2016 6:45 pm
by Djiboutian
BigBreak wrote:well the super-sized hippo IOG does far far worse
Unlike Mr. Ahmed Mohamed Mahmoud, Mr. Ismail Omar Guelleh make sure that the government revenues had been well bestowed on everyone with facial scarification, not only his close cousins.
Re: Maxa Ka Jira Sheegadan
Posted: Wed Nov 02, 2016 11:35 pm
by X.Playa
Umadani akhalaaq iyo dhaqan iyo damiir midna ma laha, these journalists are using this poor deaf and blind elder to score cheap shot at Siilaanyo and Siilaanyo himself is another subhuman for not helping his uncle. Umada waxaas samaynaysa iskuna samaynaya ayaa hadhow Umada Europe gaalnimo ku caayaya ilaahayna ka dhawaysanaya. Munaafiqiin weeye muslim-xaarko, umadana uma naxariistaan ayaguna isuma naxariistaan.