From now on I am a Waddani Support...

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

Plus I am suggesting all Burcaawis to support Waddani, here is why...


For 7 years Kulmiye did nothing for us as Reer Burco. They promised many projects such as, rebuilding Burco airport, Burco general hospital, Alamzay stadium and many more. It was all lies.

I am not listening any more promises from Kulmiye, becuase after 7 years, your excuses will not work.

At least Cirro wajhti badan Hargeisa uma hayo cod buuranina uma yaalo Hargeisa.


#Cirro2017
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32778
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by Khalid Ali »

what makes u think ciiro will do anything for burco he is not even from there if silaanyo who is from burco and cigaal who was from burco they ruled sl close to 17 years and neglected their home town what makes u think ciiro oo aan wali qadeyn will shower burco with development projects.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by theyuusuf143 »

Xalay Sidan u qoslay. Anakoo iska fadhinaa waxa nasoo galay oday yar oo cuqaasha beesha reer daahir kamida. Kuye "waryaa hebelaw soo kac " , (isago farta ku fiiqaya mid naga mida ) "" "miyeynaan maanta shirkii suldaanka Lagu caleemo saarayey taageerda kulmiye ku muujin "? Waa maxay munaafaqadu, sawkan gaadhigaagii wadani u shaqaynayo " ninka la eedaynayaa waa nin aad u cod weyn oo gurxan baaba Lagu naanaysaa. Intu aflabadii qayliyey ayuu ugu jawaabay "waar allay iga tahay war uma hayo,..... Mee.... Ma gaadhigaygii...... Waar nimanyahaw yaa Ninkan gaaban (xirsi) naga qabsada" Gurxan oo haduu in yar xanaaqo ama codka kor u qaado Maytidu toosayso ayaa telephone qabsaday "Haa adeer, miyey kugu wareegayaan. Haday wax buuran inoo hayaana u dhamee hawsha hadii kalena naga taga ku dhe wadanina ma naqaane....." Caaqilkii "Yaa maxaad tidhi" gurxan "Wax nasabada Lagu bedelan Karo haday inoo hayaan baan dee idhi, hadaa ma.... " :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by theyuusuf143 »

Dagaal siyaasadeedka habarjeclo ka dhex socda walaahi inaydaan malaynin. Habeen kasta Cali mareexan girifgiriftii baa ka dhamaatay dhowr habeen oo cuqaasha iyo dadka siyaasada u ololeeya ee beesha reer daahir la fadhiistay cali mareexan baryootankiisa waxan ahayn lagagama faalaynin marfishka . Tol hadaynu nahay Xirsi gaab hay jebininuu ku tiiraabay.

Iga walee mujahid ku hadaanu Xirsi Faji u walaaqin kulmiye fadhi uma yaal.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

Khalid Ali wrote:what makes u think ciiro will do anything for burco he is not even from there if silaanyo who is from burco and cigaal who was from burco they ruled sl close to 17 years and neglected their home town what makes u think ciiro oo aan wali qadeyn will shower burco with development projects.
Khalid Ali


Cigaal eed maleh wakhtigisii wakhti adag buu ahaa, Siilaanyana intuu iska dhaadhi cinaayay reer Hargeysa ee wax walba Hargeysa uun siiyay ayaa wakhtigii ka idlaaday, ballanqaad yadii Burcana waxba kamuu fulin.


As for Cirro horta Hargeisa cod badan ka heli maayo waana sababta uu xoogga u saaray gobolada Bari oo Togdheer ugu horrayso, sidoo kale cirro Hargeysaa wax walba heshay annagu Bari ayaanu wax u qabanaynaa waabu ku ololeeyaa.


Cirro Hargeysa sidii Siilaanyo wax walba u siiyay haka sugin, Burco ayuu taageero weyn u hayaa waananu ka saxeexaynaa wax yaabo badan inta lagu jiro ololaha.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

theyuusuf143 wrote:Xalay Sidan u qoslay. Anakoo iska fadhinaa waxa nasoo galay oday yar oo cuqaasha beesha reer daahir kamida. Kuye "waryaa hebelaw soo kac " , (isago farta ku fiiqaya mid naga mida ) "" "miyeynaan maanta shirkii suldaanka Lagu caleemo saarayey taageerda kulmiye ku muujin "? Waa maxay munaafaqadu, sawkan gaadhigaagii wadani u shaqaynayo " ninka la eedaynayaa waa nin aad u cod weyn oo gurxan baaba Lagu naanaysaa. Intu aflabadii qayliyey ayuu ugu jawaabay "waar allay iga tahay war uma hayo,..... Mee.... Ma gaadhigaygii...... Waar nimanyahaw yaa Ninkan gaaban (xirsi) naga qabsada" Gurxan oo haduu in yar xanaaqo ama codka kor u qaado Maytidu toosayso ayaa telephone qabsaday "Haa adeer, miyey kugu wareegayaan. Haday wax buuran inoo hayaana u dhamee hawsha hadii kalena naga taga ku dhe wadanina ma naqaane....." Caaqilkii "Yaa maxaad tidhi" gurxan "Wax nasabada Lagu bedelan Karo haday inoo hayaan baan dee idhi, hadaa ma.... " :lol:

Inaader fock Kulmiye Burco isagaa la hadhay walahi, Cirro cidna Hargeysa ku sasabi maayo, Waddani Burco oo midaysan ayaa u coddayn doonta in shaa allaah ballan qaadto badan oo run ahna waanu ka saxeexaynaa Waddanu meel kale cod intaa leeg uma yaalo.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by theyuusuf143 »

Let's be realistic the Real Somaliland Is Berbera iyo hargeisa ilaa wajaale . Dalka inta kale waa fadlan kor u hayi. Inta caasimadu haakah odhanayso.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

Haddaanu nahay midawga dhallinyarada reer Burco ee UK, Wada hadal ayaa noo socda Waddani, waxaanu ka saxeexi doonaa mashaariic miisaan leh, annagyna codka yaga oo midaysan ayaanu siin doonaa haddii wax walba is afgarad buuxa ku dhammaadaan.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

theyuusuf143 wrote:Let's be realistic the Real Somaliland Is Berbera iyo hargeisa ilaa wajaale . Dalka inta kale waa fadlan kor u hayi. Inta caasimadu haakah odhanayso.
:Heh: The real Somaliland is Togdheer and Eastern regions, Burco is the center and the heart of Somaliland.

Walligeed laguma murmin, Somaliland sur yaroo dhuuban iyo waxay leedahay adhax weyn oo danbe.
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by samatar133 »

Kingwaslawi

Ma yarayrkii Xirsi Gaab duufsaday baad tahay :lol:

Ninkaa gaabani waa balaayo walee, he is working overtime.

On a serious note, if I am not remembering wrong adiga waxaan kuu haystay inaad waligaaba mucaarid ahayde__ maxaad isaga dhigaysaa nin Kulmiye ahaan jiray oo dhawaan uun mucaaridnimo u digorogtay markuu xukuumada wax-qabad ka waayay?

I vaguely remember defending Xukuumada/Kulmiye when you criticised, what I thought at the time as unfair criticism against the government. It must have been 2011 or early 2012.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

Samatar

Waar Kulmiye taageeri uma ahayn, laakiin waxaan iska ahaa waligayba neutral, in kastoo aan sugayay ballan qaad-yadoodii Burco oo dhismaha garoonka Burco ugu horreeyo. Wallahi I don't support Xirsi isku afkaarna ma nihin.

Inaadeer Kulmiye beentiisii ayaa naga badatay, sanadkii tagay oo kalliya shan goor bay ku dhaarteen in intaa xilka duq Siilaanyo uga hadhay lagu dhamayn doono dhismaha garoonka Burco oo heer caalamiya ah, si la misa isbitaalkii gobolku waa iska xidhmay addeegna ma bixiyo.


Been danbena ma rabno enough is enough inaadeer.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by BigBreak »

lets be honest western SL (waqooyi galbeed and awdal) will always be more advanced than eastern SL (togdheer, sool and sanaag). it resembles the situation in england (not uk) where its south is wealthier than its north
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by KingWaslawi »

^^^
Niicle, Togdheer alone have more factories than Maroodijeex and Wdal combined.

Gobolkii wax saarka iyo sayladda xoolaha nool ee geeska Africa waa Togdheer.

Maalin dhaw dhaqaalaha Somaliland halka laga istaadho Togdheer ayay noqonaysaa, ama ininka ila soo doono kastamo yar yar oo wax lagu cashuuro.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: From now on I am a Waddani Support...

Post by BigBreak »

then why is the likes of berbera, borama and obviously hargeisa have more horumar than burao?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”