Kabihii reer axmed dhagax baa garoonka toonsan, alla naftu macaanaa qofku marku fiigo Shaw xitaa kabtiisa ma haleelo. Kkkkk
https://youtu.be/IJj7c725-iw
Must watch : This is epicly hilarious Reer Ahmed dhagax oo kabahoodii ka yaacay.
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Must watch : This is epicly hilarious Reer Ahmed dhagax oo kabahoodii ka yaacay.
Prime minister ka oo si hufan u faahfaahinaya khasaaraha dhacay iyo in waxyeelada ugu weyn la gaadhsiiyey police. https://youtu.be/tsY0nC38CH8
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Must watch : This is epicly hilarious Reer Ahmed dhagax oo kabahoodii ka yaacay.
Xukuumada taagta daran ayaa ka dambaysay wixii shalay dhacay.
Markay rajo la'aan gaadhen ayay bilaaben inay dadka fidno ka dhex kiciyan
Markay rajo la'aan gaadhen ayay bilaaben inay dadka fidno ka dhex kiciyan
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Must watch : This is epicly hilarious Reer Ahmed dhagax oo kabahoodii ka yaacay.
theyuusuf143 wrote:Prime minister ka oo si hufan u faahfaahinaya khasaaraha dhacay iyo in waxyeelada ugu weyn la gaadhsiiyey police. https://youtu.be/tsY0nC38CH8

Re: Must watch : This is epicly hilarious Reer Ahmed dhagax oo kabahoodii ka yaacay.
maxamud xaashi maadiga priminister ka dhigay ? ninku wa gacanyareha siilanyo marku silanyo tago isaguna wuu tagi, yaan been la isku maaweelin
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Must watch : This is epicly hilarious Reer Ahmed dhagax oo kabahoodii ka yaacay.
Folks we don't have functioning president .
Re: Must watch : This is epicly hilarious Reer Ahmed dhagax oo kabahoodii ka yaacay.
Maxaa dadkan shaqo la'aan haysa , ma ciyaal yaryar oo kubad isku shiiday ayuu masuulkan dhani ka dhigayaa wax shir saxaafdeed loo qabto. Walee wasiiro ku sheega Somaliland shaqo l'aan baa haysa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 849 Views
-
Last post by bashe19
-
- 13 Replies
- 1704 Views
-
Last post by guhad122
-
- 5 Replies
- 521 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 0 Replies
- 323 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 6 Replies
- 818 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 23 Replies
- 1386 Views
-
Last post by snoop12
-
- 2 Replies
- 370 Views
-
Last post by udun
-
- 30 Replies
- 1521 Views
-
Last post by Substance
-
- 8 Replies
- 566 Views
-
Last post by ahmed yey