










Moderator: Moderators
As if anyone cares about Baqtiland's opinionRighteous wrote:Baraxley qashin. Bushes, dirt and 3 streets does not equal Gaalkacyo.
BlueBlood wrote:Ilahay nabad ha dhex dhigo labada umad ee walaalah ah..amin
Is that why your uncles are screaming "Puntland looks down on us" "Puntland MUST recognise us". You started an entire conflict because of insecurities and wanting Puntland's approval.FarhanYare wrote:As if anyone cares about Baqtiland's opinionRighteous wrote:Baraxley qashin. Bushes, dirt and 3 streets does not equal Gaalkacyo.
FarhanYare wrote:BlueBlood wrote:Ilahay nabad ha dhex dhigo labada umad ee walaalah ah..amin
Sxb walaalkaa ma shabaab ayuu kugu tilmaami lahaa, ma America ayuu been usheegi lahaa dad shicib eh shabaab ku tilmaamo deetana la xasuuqo. Taas ka soo tag walaalka ma Ethiopia ayoo kugu yeeri laha? Bal ninyahoow isku noqo meesha walaaltinimo ka fog eeBlueBlood wrote:FarhanYare wrote:BlueBlood wrote:Ilahay nabad ha dhex dhigo labada umad ee walaalah ah..amin
niyahow waxaas waxaa ka dambeeyo siyaasi isku sheega lakin the everage common man wax kama oga. waxaan ku weydiiyay wixii xun oo dhan ma waxaa ka dambeeyo mj? markasto oon ku arko waxaad un eedaysaa puntland..arrinta ethiopia loogu yeeray somaliya maxaa ka galay the everage mj, mise maraykanka wax duqeeyay?FarhanYare wrote:Sxb walaalkaa ma shabaab ayuu kugu tilmaami lahaa, ma America ayuu been usheegi lahaa dad shicib eh shabaab ku tilmaamo deetana la xasuuqo. Taas ka soo tag walaalka ma Ethiopia ayoo kugu yeeri laha? Bal ninyahoow isku noqo meesha walaaltinimo ka fog eeBlueBlood wrote:FarhanYare wrote:
Wax walba Ethiopia markii eed looga digo waa problematic. This is sweeping issues under the carpet.BlueBlood wrote:niyahow waxaas waxaa ka dambeeyo siyaasi isku sheega lakin the everage common man wax kama oga. waxaan ku weydiiyay wixii xun oo dhan ma waxaa ka dambeeyo mj? markasto oon ku arko waxaad un eedaysaa puntland..arrinta ethiopia loogu yeeray somaliya maxaa ka galay the everage mj, mise maraykanka wax duqeeyay?FarhanYare wrote:Sxb walaalkaa ma shabaab ayuu kugu tilmaami lahaa, ma America ayuu been usheegi lahaa dad shicib eh shabaab ku tilmaamo deetana la xasuuqo. Taas ka soo tag walaalka ma Ethiopia ayoo kugu yeeri laha? Bal ninyahoow isku noqo meesha walaaltinimo ka fog eeBlueBlood wrote: