Page 1 of 1

ila tali walaal

Posted: Mon Nov 28, 2016 1:24 am
by fanaanYG
Mid uun baa qalbiga
ka Maqnaaninoo
ku dhex maaxaate Eeh


Kama maarmayoo Ooh
markii aan arkana
meel Un Bey I Go’dee

Moogiye iyo Jaceyl
moog iyo Jaceyl
waa Maxay?
waa Macaan Amba
waa Qaraar
kolba Waa Siduu
kugu Soo Maree

waa magac Cudur
Midka ugu xumee
dadka moogyahay
ma moodeyn Sidani
Yaa umeleeya oo
maxa Lagu Daweeyn

Re: ila tali walaal

Posted: Mon Nov 28, 2016 6:19 pm
by Veganista
Congratulations you're in love and it's only cure is to get married.