Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by cheifaqilbari »

Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti with big delegation meet President Axmed Max Maxamuud Silaanyo. High level delegation include DJ Ministers,ambassadors from both nations,Police Chief are today in Casimada Jamhuriyad JSL Hargeysa.https://youtu.be/D9bxoIWvOqM
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by theyuusuf143 »

Waar ninka canfari ga ah waa qosol. Waar dee markay wax dhacaan Saxaafada hanagu shidina ee dejiya kulahaa , rag baa wax xalliya maaha.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by AwRastaale »

Nothing interesting
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by cheifaqilbari »

Arbaco,Diseembar, 14, 2016 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka socday dawladda Jabuuti oo uu hor kacayo wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti.
Wasiirka Arrimaha gudaha Jabuuti Xasan Cumar Maxamed Burhaan, taliyaha guud ee ciidanka Booliska Jabuuti, Gaashaanle sare Cabdilaahi Cabdi Faarax, taliyaha qaybta socdaalka Jabuuti Cabdiqaadir Ibraahim Gona, madaxa la dagaalanka Argagixisadda Cilmi Daahir, la taliyaha wasiirka arrimaha gudaha Cabdiqaadir Fathi iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaliye .
Wefigan Jabuuti ayaa sheegay inay casuumad rasmi ah ka heleen dhigoodda Somaliland ee wasiirka Arrimaha gudaha SOmalilnad Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Farotoon.
Kulankan madaxweynuhu la yeeshay weftiga Jabuuti markiii uu dhamaaday waxa warbaahinta ka hadlay afhayeenka madaxweynaha Xuseen Deyr iyo wasiirka Arrimaha gudaha Jabuuti Xasan Cumar Maxamed Burhaan.
Afhayeenka madaxtooyada Somaliland mudane, Xuseen Aadan Cige (Deyr) oo warbaahinta faahfaahin ka siinaya kulankan weftiga iyo madaxweynaha ayaa sheegay inuu ahaa sii xoojinta xidhiidhka labadda wadan u dhexeeya.
“Guud ahaan booqashadani waxay daba socotay wefti ka socda wasaaradda arrimaha gudaha oo uu hogaaminayo agaasimihii guud ee hore ee wasaaradda arrimaha gudaha imikana ah safiirka magacaaban ee Somaliland u fadhiya Jabbuuti balan uu ka soo sameeyey xukuumadda Jabbuuti oo ah in 14-ka bisha oo maanta ah inay halkan Somaliland noogu yimaadan booqasho way fuliyeen, aniga oo afka madaxweynaha ku hadlaya iyo afka xukuumaddaba waxa aan uga mahad naqayaa walaaladay weftigaa qiimaha badan leh ee ay halkan noogu yimaadeen.”ayuu yidhi Xuseen Deyr.
Waxaanu intaas ku daray “Madaxweynaha waxay u gudbiyeen salaan ay uga sidaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabbuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo hoosta ka xariiqay sida madaxweynuhu u danaynayo wada jirka, walaaltinimada iyo wax wada qabsashada labada Jamhuuriyadood, madaxweyne Axmed Siilaanyo laftiisuna wuxuu wasiirka iyo xubnaha kale u furay inay salaan diiran ka gaadhsiiyaan madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle; sidaas daraadeedna la dardar galiyo wixii dadka ka dhexeeya.”
“Walaalayaal nin Canfara ayaan ahay oo Afsoomaali ayaan ku hadli hadaan qaldo iga raali ahaada. Aniga iyo weftigaygu waxa aanu u nimi arrin weyn oo sida aad u garanaysiin Jabbuuti iyo Somaliland laba dal oo walaalo, laba shacbi oo walaal ah, shacbi ahaan taariikh weyn…. Markaa farriin ayaanu u keenay madaxweynaha, farriinta madaxweynihii ayaan u dhiibnay oo saxaafadu ma leh oo xagan kama sheegayo, laakiin waxa aanu u nimi dhul ahaan in aanu xuduudka labada dal si fiican u xoogayno; walaalayaal mushkilad way dhici karta laakiin mushkilada rag ayaa u joog baa xaliya, dhul kasta way ka dhacdaa mushkiladu laakiin mid ogaada in aanu nahay laba dal oo aan kala maarmin”ayuu yidhi wasiirka Arrimaha gudaha Jabuuti Burhaan.
“Aniga madaxweynuhu si fiican ammar-buu siiyey inaa si fiican u xoogayno xidhiidhkeena”ayuu hadalkiisa raaciyey.
Ugu dambayna waxa halkaa ka hadlay wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Yaasiin Faratoon oo ay hadaladiisa ka mid ahaayeen “waxa aanu soo dhawaynaynaa weftiga ka socda jabuuti kulankii ay madaxweynaha yeesheena waxa uu ahaa mid lagu soo qaaday arrimaha labada dal wixii tafaasiil ah ee dheeraadana waxaanu ka wada hadli doonaa oo shirar danbe ayaanu leeyahay weftigu intay dalka joogaan”
Weftigu markii ay soo gaadheen dalka waxa ay soo kormeereen xarunta dab-damiska Caasimada Hargeysa, waxaana halkaasi warbixin ku siiyey taliyaha guud ee ciidanka Dab-damiska Somaliland gashaanle sare Axmed Maxamed Xasan (Sawaaxili), waxaanay weftigani inta ay ku sugan yihiin Somaliland la filayaa inay kulamo muhiima la qaataan wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland
- See more at: http://hiiraan.com/news/2016/Dec/warark ... JWO1U.dpuf
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by Djiboutian »

theyuusuf143 wrote:Waar ninka canfari ga ah waa qosol. Waar dee markay wax dhacaan Saxaafada hanagu shidina ee dejiya kulahaa , rag baa wax xalliya maaha.
Odaygaa Cafari maaha lakin magaca Cafartu wax ku cuna. ;)
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by X.Playa »

:arrow: y :meles: What kind of president meets the interior minister of another country? Dadkani dawladnimada goormay baranayaan ? And what century is this wassiir lives at , interior minister don't deliver just message . There is something called telephone.
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by cheifaqilbari »

X.Playa wrote::arrow: y :meles: What kind of president meets the interior minister of another country? Dadkani dawladnimada goormay baranayaan ? And what century is this wassiir lives at , interior minister don't deliver just message . There is something called telephone.
The DJ interior minister was their to meet his counterpart the new Somaliland interior minister faratoon. The Djiboutian police cheif his counter part in JSL . The ambassadors the same. IOG had a message to his counterpart AM Maxmuud Silaanyo and that's why the entire delgation meet Madaxweyne Dowlada Somaliland to deliver the message. Before the one to one discussion. Dont be cynic . JSL and DJ wa hal ummaad labo dal as our canfari friend sayid in eloquent afsomali
Waachis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2584
Joined: Sun Aug 28, 2016 7:20 pm

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by Waachis »

Hmmmm
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by X.Playa »

cheifaqilbari wrote:
X.Playa wrote::arrow: y :meles: What kind of president meets the interior minister of another country? Dadkani dawladnimada goormay baranayaan ? And what century is this wassiir lives at , interior minister don't deliver just message . There is something called telephone.
The DJ interior minister was their to meet his counterpart the new Somaliland interior minister faratoon. The Djiboutian police cheif his counter part in JSL . The ambassadors the same. IOG had a message to his counterpart AM Maxmuud Silaanyo and that's why the entire delgation meet Madaxweyne Dowlada Somaliland to deliver the message. Before the one to one discussion. Dont be cynic . JSL and DJ wa hal ummaad labo dal as our canfari friend sayid in eloquent afsomali

I don't believe that soap opera. Jabuuti sends us it's interior minister as though we are one of d their province. Not once has Geele visited SL not once did the Ethiopia president. While siilaanyo is willing to meet every foreign butler at the airport.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by SahanGalbeed »

Waalida waxa ku jira dadkiinan u haysta in addunku sidaad rabtiin u socdo . Anigu ba sidaasan beri ahaan jiray e waan ka toobad keenay markaan soo ogaaday habka diblomaasiyadu u shaqayso . Jarmalka ayaa ahaan jira sida maanta soomalidu tahay oo" dukedoms iyo principality" laha , talyaaniga city states lahaan jiray sida Florence ama Milan . Waxaso dhani waa " ancient history ". Ilaa ay somalidu middowdo oo ay waddanki Somalia la odhan jiray isku dhex abaabusho oo qabyaaladan dhego beeshay ay kala haysa ka soo bogsato , weligiin na meel sharaf ha ka raadsanina , waali baad ku jirtaan oo ninka qaawan wax ma dhaantan
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by mahoka »

X.Playa wrote:
cheifaqilbari wrote:
X.Playa wrote::arrow: y :meles: What kind of president meets the interior minister of another country? Dadkani dawladnimada goormay baranayaan ? And what century is this wassiir lives at , interior minister don't deliver just message . There is something called telephone.
The DJ interior minister was their to meet his counterpart the new Somaliland interior minister faratoon. The Djiboutian police cheif his counter part in JSL . The ambassadors the same. IOG had a message to his counterpart AM Maxmuud Silaanyo and that's why the entire delgation meet Madaxweyne Dowlada Somaliland to deliver the message. Before the one to one discussion. Dont be cynic . JSL and DJ wa hal ummaad labo dal as our canfari friend sayid in eloquent afsomali

I don't believe that soap opera. Jabuuti sends us it's interior minister as though we are one of d their province. Not once has Geele visited SL not once did the Ethiopia president. While siilaanyo is willing to meet every foreign butler at the airport.
What do you expect from the unionist politicians of somaliland. A love from another country can meet the so called president
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by JSL3000 »

Two interior ministers meeting no big deal.
https://youtu.be/cOvEdS7UluY
https://youtu.be/ML4BgHzCyWo
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by X.Playa »

Funny uniform and ugly secene. Why all the military brass?
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Djibouti -Somaliland highlevel meeting Today

Post by JSL3000 »

End result two friendly states. https://youtu.be/qiUBZb4j0ic
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”