mind you people in both Somaliland and somalia don't keep the same folks in power at the first time of asking
Will Cirro follow the Raila Doctrine
Moderator: Moderators
Will Cirro follow the Raila Doctrine
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Raila_Doctrine
I certainly hope not be a sore loser like his uncle Tuur AUN
mind you people in both Somaliland and somalia don't keep the same folks in power at the first time of asking
mind you people in both Somaliland and somalia don't keep the same folks in power at the first time of asking
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
useless election.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Silaanyo ayuu ahaa kii yidhi hadii 2010 la idooran waayo waan dagaalamayaa.
Reerka Silaanyo oo dhamina way ku raacen, dadku waxay yihiin ayay ku moodan.
Reerka Silaanyo oo dhamina way ku raacen, dadku waxay yihiin ayay ku moodan.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Timiro1999 wrote:Silaanyo ayuu ahaa kii yidhi hadii 2010 la idooran waayo waan dagaalamayaa.
Reerka Silaanyo oo dhamina way ku raacen, dadku waxay yihiin ayay ku moodan.
Waagaa anaaba dagaalami lahaa, laakiin iminka odaygan wax alla iyo wax magaaladaydii Burco u qabtay ma leh dib u dhac baa ku hab saday.
Waxa la yidhi berribaa nin kubad jeclaa, uu maalin walba ciyaari jiray kubada, wliba kubada ta lacagta la dhigto ee lakala badiyo, haddaba waxa dhici jirtay in ninkaa dhawr goor oo is xigta laga badiyay, maalintii saddexaad ayaa wuxuu kusoo talo galay, haddii maanta laga badiyo in dadka meesha jooga oo dhanba aanu midh ka reebin, ee uu wada toogto, adigu ninkii bahal baaskoolada oo dhabana cas ah ayuu hore kasoo qaatay, halkaa dhabarka danbe ayuu soo gashtay, goobtii ciyaarta ayuu yimi, markiiba qof walba wuxu yidhi anaa la ciyaaraaaya, kubaddii baa la bilaabay, mise ku badii uu cagta saaraba shabaquu ku ridaa, haddana waaku ridaa, hayaay waar dee maanta walahi malaa kani lacagtaba isagaa inaga dareersanaya ayay dhaheen, markasta oo ay hadlaanba illeen waa nin is oge wuxuu dhahaa, ''Waar saasaa idiin kahayr roon'' yacnii inaan idinka badiyo, illeen wuxuu og yahay haddii aanu malintaa badin lahayn, inuu qaar badan ajasha ka sarrifan lahaaye'
Moral of the story ''Kulmiye was like that in 2010 elections. haddii uu lose garayn lahaa, reer Jaamac waal Somaliland dhinaca kale ayay u rogi lahaayeen''
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Lool KingWaslawi, iga walaan biitaayadaasi dhacdeen rayaale intu idin laayo ayuu weliba Siilanyana jeelka dhigi lahaa markaasaa weliba Somaliland inteeda kaloo dhana rayaale soo raaci lahayd, fayl baa laga geli lahaa habar Jeclo kufsi wadareed aan noociisa hore loo arag. system ka Somaliland baa qaabkaa u samaysan waxa shardiya in beeshii xayndaabka ka baxda laysugu tago si dawladaysan iyo si qabyaaladaysan ba. Weliba markay timaado JSL vs HJ, there is a guaranteed victory for the government. Dhinac habar yoonis baa lagaa dhigayaa dhinac dhuloos, dhinacna ciidanka qaranka. Digaagad bilaa baalala waxaan ahayn kkkkkk. Habar yonis tuna waa la mid haday waxay tamar iyo taag hayaan isu geeyaan there is no way they can defeat the Republic , no way.
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Lol ahaha hilarious.theyuusuf143 wrote:Lool KingWaslawi, iga walaan biitaayadaasi dhacdeen rayaale intu idin laayo ayuu weliba Siilanyana jeelka dhigi lahaa markaasaa weliba Somaliland inteeda kaloo dhana rayaale soo raaci lahayd, fayl baa laga geli lahaa habar Jeclo kufsi wadareed aan noociisa hore loo arag. system ka Somaliland baa qaabkaa u samaysan waxa shardiya in beeshii xayndaabka ka baxda laysugu tago si dawladaysan iyo si qabyaaladaysan ba. Weliba markay timaado JSL vs HJ, there is a guaranteed victory for the government. Dhinac habar yoonis baa lagaa dhigayaa dhinac dhuloos, dhinacna ciidanka qaranka. Digaagad bilaa baalala waxaan ahayn kkkkkk. Habar yonis tuna waa la mid haday waxay tamar iyo taag hayaan isu geeyaan there is no way they can defeat the Republic , no way.
You forgot that Somaliland is made of tribes including the army itself.dont bank on it in ay sidan wax u sii socdaan. Hadii Somaliland sidan wax Ka badalin, There will be a civil war that will make the 90s look like a school play
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
as long as the government can pay it's army salaries no clan can defeat her, haku quusanina tan habaar Lagu kari waaye. And keep in mind when ever one clan opposes the nation other clans remains with the government. Only a fool would think the opposite.Siciid85 wrote:Lol ahaha hilarious.theyuusuf143 wrote:Lool KingWaslawi, iga walaan biitaayadaasi dhacdeen rayaale intu idin laayo ayuu weliba Siilanyana jeelka dhigi lahaa markaasaa weliba Somaliland inteeda kaloo dhana rayaale soo raaci lahayd, fayl baa laga geli lahaa habar Jeclo kufsi wadareed aan noociisa hore loo arag. system ka Somaliland baa qaabkaa u samaysan waxa shardiya in beeshii xayndaabka ka baxda laysugu tago si dawladaysan iyo si qabyaaladaysan ba. Weliba markay timaado JSL vs HJ, there is a guaranteed victory for the government. Dhinac habar yoonis baa lagaa dhigayaa dhinac dhuloos, dhinacna ciidanka qaranka. Digaagad bilaa baalala waxaan ahayn kkkkkk. Habar yonis tuna waa la mid haday waxay tamar iyo taag hayaan isu geeyaan there is no way they can defeat the Republic , no way.
You forgot that Somaliland is made of tribes including the army itself.dont bank on it in ay sidan wax u sii socdaan. Hadii Somaliland sidan wax Ka badalin, There will be a civil war that will make the 90s look like a school play
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
KingWaslawi wrote:Timiro1999 wrote:Silaanyo ayuu ahaa kii yidhi hadii 2010 la idooran waayo waan dagaalamayaa.
Reerka Silaanyo oo dhamina way ku raacen, dadku waxay yihiin ayay ku moodan.
Waagaa anaaba dagaalami lahaa, laakiin iminka odaygan wax alla iyo wax magaaladaydii Burco u qabtay ma leh dib u dhac baa ku hab saday.
Waxa la yidhi berribaa nin kubad jeclaa, uu maalin walba ciyaari jiray kubada, wliba kubada ta lacagta la dhigto ee lakala badiyo, haddaba waxa dhici jirtay in ninkaa dhawr goor oo is xigta laga badiyay, maalintii saddexaad ayaa wuxuu kusoo talo galay, haddii maanta laga badiyo in dadka meesha jooga oo dhanba aanu midh ka reebin, ee uu wada toogto, adigu ninkii bahal baaskoolada oo dhabana cas ah ayuu hore kasoo qaatay, halkaa dhabarka danbe ayuu soo gashtay, goobtii ciyaarta ayuu yimi, markiiba qof walba wuxu yidhi anaa la ciyaaraaaya, kubaddii baa la bilaabay, mise ku badii uu cagta saaraba shabaquu ku ridaa, haddana waaku ridaa, hayaay waar dee maanta walahi malaa kani lacagtaba isagaa inaga dareersanaya ayay dhaheen, markasta oo ay hadlaanba illeen waa nin is oge wuxuu dhahaa, ''Waar saasaa idiin kahayr roon'' yacnii inaan idinka badiyo, illeen wuxuu og yahay haddii aanu malintaa badin lahayn, inuu qaar badan ajasha ka sarrifan lahaaye'
Moral of the story ''Kulmiye was like that in 2010 elections. haddii uu lose garayn lahaa, reer Jaamac waal Somaliland dhinaca kale ayay u rogi lahaayeen''
Niga biliis
Faanweynaa
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
SL is in dire need of Subeyr Awal ruling over the rest or else there will be chaos.
Just like the Caliphate belongs to the Quraish,SL belongs to the House of Subeyr Awal.Now both these HY and HJ peasants need to shut their mouths and say "We hear and obey" Sami3na wa ada3na.Wa billahi tawfiq!
Just like the Caliphate belongs to the Quraish,SL belongs to the House of Subeyr Awal.Now both these HY and HJ peasants need to shut their mouths and say "We hear and obey" Sami3na wa ada3na.Wa billahi tawfiq!
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Sahibzada wrote:SL is in dire need of Subeyr Awal ruling over the rest or else there will be chaos.
Just like the Caliphate belongs to the Quraish,SL belongs to the House of Subeyr Awal.Now both these HY and HJ peasants need to shut their mouths and say "We hear and obey" Sami3na wa ada3na.Wa billahi tawfiq!
I HEAR AND OBEY!

- kanadiid90
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2099
- Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
nacasnimada jooji maadarfakaryahow 

- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
kanadiid90 wrote:nacasnimada jooji maadarfakaryahow
Wtf

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1716 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 33 Replies
- 8600 Views
-
Last post by Futurist
-
- 4 Replies
- 537 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 441 Views
-
Last post by king of kismayo
-
- 3 Replies
- 1129 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 3 Replies
- 568 Views
-
Last post by PrinceDaadi
-
- 5 Replies
- 482 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 13 Replies
- 1150 Views
-
Last post by jalaaludin5
