Page 1 of 1
Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sat Jan 07, 2017 10:16 am
by BigBreak
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Raila_Doctrine

I certainly hope not be a sore loser like his uncle Tuur AUN
mind you people in both Somaliland and somalia don't keep the same folks in power at the first time of asking
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sat Jan 07, 2017 10:22 am
by thelucky1
useless election.
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sat Jan 07, 2017 1:52 pm
by Timiro1999
Silaanyo ayuu ahaa kii yidhi hadii 2010 la idooran waayo waan dagaalamayaa.
Reerka Silaanyo oo dhamina way ku raacen, dadku waxay yihiin ayay ku moodan.
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sat Jan 07, 2017 2:47 pm
by KingWaslawi
Timiro1999 wrote:Silaanyo ayuu ahaa kii yidhi hadii 2010 la idooran waayo waan dagaalamayaa.
Reerka Silaanyo oo dhamina way ku raacen, dadku waxay yihiin ayay ku moodan.
Waagaa anaaba dagaalami lahaa, laakiin iminka odaygan wax alla iyo wax magaaladaydii Burco u qabtay ma leh dib u dhac baa ku hab saday.
Waxa la yidhi berribaa nin kubad jeclaa, uu maalin walba ciyaari jiray kubada, wliba kubada ta lacagta la dhigto ee lakala badiyo, haddaba waxa dhici jirtay in ninkaa dhawr goor oo is xigta laga badiyay, maalintii saddexaad ayaa wuxuu kusoo talo galay, haddii maanta laga badiyo in dadka meesha jooga oo dhanba aanu midh ka reebin, ee uu wada toogto, adigu ninkii bahal baaskoolada oo dhabana cas ah ayuu hore kasoo qaatay, halkaa dhabarka danbe ayuu soo gashtay, goobtii ciyaarta ayuu yimi, markiiba qof walba wuxu yidhi anaa la ciyaaraaaya, kubaddii baa la bilaabay, mise ku badii uu cagta saaraba shabaquu ku ridaa, haddana waaku ridaa, hayaay waar dee maanta walahi malaa kani lacagtaba isagaa inaga dareersanaya ayay dhaheen, markasta oo ay hadlaanba illeen waa nin is oge wuxuu dhahaa, ''Waar saasaa idiin kahayr roon'' yacnii inaan idinka badiyo, illeen wuxuu og yahay haddii aanu malintaa badin lahayn, inuu qaar badan ajasha ka sarrifan lahaaye'
Moral of the story ''Kulmiye was like that in 2010 elections. haddii uu lose garayn lahaa, reer Jaamac waal Somaliland dhinaca kale ayay u rogi lahaayeen''
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sat Jan 07, 2017 6:31 pm
by theyuusuf143
Lool KingWaslawi, iga walaan biitaayadaasi dhacdeen rayaale intu idin laayo ayuu weliba Siilanyana jeelka dhigi lahaa markaasaa weliba Somaliland inteeda kaloo dhana rayaale soo raaci lahayd, fayl baa laga geli lahaa habar Jeclo kufsi wadareed aan noociisa hore loo arag. system ka Somaliland baa qaabkaa u samaysan waxa shardiya in beeshii xayndaabka ka baxda laysugu tago si dawladaysan iyo si qabyaaladaysan ba. Weliba markay timaado JSL vs HJ, there is a guaranteed victory for the government. Dhinac habar yoonis baa lagaa dhigayaa dhinac dhuloos, dhinacna ciidanka qaranka. Digaagad bilaa baalala waxaan ahayn kkkkkk. Habar yonis tuna waa la mid haday waxay tamar iyo taag hayaan isu geeyaan there is no way they can defeat the Republic , no way.
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sun Jan 08, 2017 1:20 am
by Siciid85
theyuusuf143 wrote:Lool KingWaslawi, iga walaan biitaayadaasi dhacdeen rayaale intu idin laayo ayuu weliba Siilanyana jeelka dhigi lahaa markaasaa weliba Somaliland inteeda kaloo dhana rayaale soo raaci lahayd, fayl baa laga geli lahaa habar Jeclo kufsi wadareed aan noociisa hore loo arag. system ka Somaliland baa qaabkaa u samaysan waxa shardiya in beeshii xayndaabka ka baxda laysugu tago si dawladaysan iyo si qabyaaladaysan ba. Weliba markay timaado JSL vs HJ, there is a guaranteed victory for the government. Dhinac habar yoonis baa lagaa dhigayaa dhinac dhuloos, dhinacna ciidanka qaranka. Digaagad bilaa baalala waxaan ahayn kkkkkk. Habar yonis tuna waa la mid haday waxay tamar iyo taag hayaan isu geeyaan there is no way they can defeat the Republic , no way.
Lol ahaha hilarious.
You forgot that Somaliland is made of tribes including the army itself.dont bank on it in ay sidan wax u sii socdaan. Hadii Somaliland sidan wax Ka badalin, There will be a civil war that will make the 90s look like a school play
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sun Jan 08, 2017 3:35 am
by theyuusuf143
Siciid85 wrote:theyuusuf143 wrote:Lool KingWaslawi, iga walaan biitaayadaasi dhacdeen rayaale intu idin laayo ayuu weliba Siilanyana jeelka dhigi lahaa markaasaa weliba Somaliland inteeda kaloo dhana rayaale soo raaci lahayd, fayl baa laga geli lahaa habar Jeclo kufsi wadareed aan noociisa hore loo arag. system ka Somaliland baa qaabkaa u samaysan waxa shardiya in beeshii xayndaabka ka baxda laysugu tago si dawladaysan iyo si qabyaaladaysan ba. Weliba markay timaado JSL vs HJ, there is a guaranteed victory for the government. Dhinac habar yoonis baa lagaa dhigayaa dhinac dhuloos, dhinacna ciidanka qaranka. Digaagad bilaa baalala waxaan ahayn kkkkkk. Habar yonis tuna waa la mid haday waxay tamar iyo taag hayaan isu geeyaan there is no way they can defeat the Republic , no way.
Lol ahaha hilarious.
You forgot that Somaliland is made of tribes including the army itself.dont bank on it in ay sidan wax u sii socdaan. Hadii Somaliland sidan wax Ka badalin, There will be a civil war that will make the 90s look like a school play
as long as the government can pay it's army salaries no clan can defeat her, haku quusanina tan habaar Lagu kari waaye. And keep in mind when ever one clan opposes the nation other clans remains with the government. Only a fool would think the opposite.
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sun Jan 08, 2017 3:43 am
by Timiro1999
KingWaslawi wrote:Timiro1999 wrote:Silaanyo ayuu ahaa kii yidhi hadii 2010 la idooran waayo waan dagaalamayaa.
Reerka Silaanyo oo dhamina way ku raacen, dadku waxay yihiin ayay ku moodan.
Waagaa anaaba dagaalami lahaa, laakiin iminka odaygan wax alla iyo wax magaaladaydii Burco u qabtay ma leh dib u dhac baa ku hab saday.
Waxa la yidhi berribaa nin kubad jeclaa, uu maalin walba ciyaari jiray kubada, wliba kubada ta lacagta la dhigto ee lakala badiyo, haddaba waxa dhici jirtay in ninkaa dhawr goor oo is xigta laga badiyay, maalintii saddexaad ayaa wuxuu kusoo talo galay, haddii maanta laga badiyo in dadka meesha jooga oo dhanba aanu midh ka reebin, ee uu wada toogto, adigu ninkii bahal baaskoolada oo dhabana cas ah ayuu hore kasoo qaatay, halkaa dhabarka danbe ayuu soo gashtay, goobtii ciyaarta ayuu yimi, markiiba qof walba wuxu yidhi anaa la ciyaaraaaya, kubaddii baa la bilaabay, mise ku badii uu cagta saaraba shabaquu ku ridaa, haddana waaku ridaa, hayaay waar dee maanta walahi malaa kani lacagtaba isagaa inaga dareersanaya ayay dhaheen, markasta oo ay hadlaanba illeen waa nin is oge wuxuu dhahaa, ''Waar saasaa idiin kahayr roon'' yacnii inaan idinka badiyo, illeen wuxuu og yahay haddii aanu malintaa badin lahayn, inuu qaar badan ajasha ka sarrifan lahaaye'
Moral of the story ''Kulmiye was like that in 2010 elections. haddii uu lose garayn lahaa,
reer Jaamac waal Somaliland dhinaca kale ayay u rogi lahaayeen''
Niga biliis
Faanweynaa

Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sun Jan 08, 2017 3:58 am
by Sahibzada
SL is in dire need of Subeyr Awal ruling over the rest or else there will be chaos.
Just like the Caliphate belongs to the Quraish,SL belongs to the House of Subeyr Awal.Now both these HY and HJ peasants need to shut their mouths and say "We hear and obey" Sami3na wa ada3na.Wa billahi tawfiq!
Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sun Jan 08, 2017 4:14 am
by theyuusuf143
Sahibzada wrote:SL is in dire need of Subeyr Awal ruling over the rest or else there will be chaos.
Just like the Caliphate belongs to the Quraish,SL belongs to the House of Subeyr Awal.Now both these HY and HJ peasants need to shut their mouths and say "We hear and obey" Sami3na wa ada3na.Wa billahi tawfiq!
I HEAR AND OBEY!

Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sun Jan 08, 2017 5:53 am
by kanadiid90
nacasnimada jooji maadarfakaryahow

Re: Will Cirro follow the Raila Doctrine
Posted: Sun Jan 08, 2017 10:36 am
by MujahidAishah
kanadiid90 wrote:nacasnimada jooji
maadarfakaryahow 
Wtf
